Safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho ayaa kulan gaara caawa la yeelatay madaxweynihii hore ee Soomaaliya iyo kooxdii lasoo shaqeysay.
Browsing: Safaaradda Turkiga
Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda Soomaaliyeed Gen. C/llaahi Gaafow Maxamed ayaa beeniyay eedeyn loo jeediyay ilaalada Safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho.
Milkiilaha Banadir Beach Restautant C/risaaq Maxamed Jimcaale ayaa sheegay in ciidamada ilaalada Safaaradda Turkiga ay rasaas ku fureen dadkii ka…
Safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegay inay la wareegtay Dugsiyadii waxbarasho iyo Isbitaalka DEVA
Madaxweyayaasha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Turkiga Rajab Dayib Ordogan ayaa si wadajir ah goor dhoweyd xariga uga jaray dhismaha…
Safaaradda cusub ee Turkigu ka dhistay magaalada Muqdisho oo dacalka ku heysta Xeebta badweyne India ayaa maanta lagu qabtay xaflad…
