Browsing: Safiirka Imaaraadka
Safiirka Imaaraadka Carabta u jooga magaalada Muqdisho ayaa kulan la yeeshay wakiilka xoghayaha guud ee Q/Midoobay ee Soomaaliya, kasoo looga…
Safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya ayaa ka hadlay lacagta lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho ee la sheegay inay u…
Safaaradda Imaaraadka ee Muqdisho iyo wakaalada wararka dalkaasi ayaa shaaciyey kulan dhex maray safiirka Dowladda Imaaraadka u qaabilsan Soomaaliya iyo…
Imaaraadka Carabta iyo Dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay inay heshiis ka gaareen xiisad siyaasadeed oo in muddo ah u dhaxeysay,…
Dalka Imaaraadka Carabta ayaa maanta shan qof oo dhaawac ah u dhoofiyay dalka Kenya si halkaasi loogu soo daweeyo.
Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in loo gudbiyaymooshin ay saxiixeen qaar ka tirsan xildhibaannada baarlamaanka oo looga horjeedo faragelinta…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Maxamed Axmed Alcusaam.
Ilo diblomaasiyadeed ayaa xaqiijiyay in dowladda Imaaraadka Carabta ay ka carootay haddallo kasoo baxay dowladda Sooomaaliya oo ku saabsan heshiis ay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa Safiirkii dowladda Imaaraadka Carabta u qaabilsanaa Soomaaliya oo la sheegay in la bedelay.
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigiisii ayaa Caawa 24-Jan-2016 kulan casho ah oo uu u sameeyey safiir…
Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Somaaliya Danjire Maxamed Axmed Al-Cusmaani ayaa maanta toban baabuur oo isugu jirta Gaadiidka Ciidanka, Ambalaas, Booyad…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa balanqaaday dhaqaalaha ku baxaya dayactir lagu sameeyo garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo oo xarun u ah ciidamada…
