Safiirka Soomaaliya u fadhiyey dalka Turkiga Ambassador Jaamac C/llaahi Caydiid ayaa loo magacaabay inuu Soomaaliya wakiil uga noqdo dalka Azerbaijan.
Browsing: Safiirka Turkiga
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa waraaqihiisa aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee…
Turkiga ayaa sheegay inuusan Soomaaliya kula tartameynin dalal kale oo loolan kala dhexeeyo, sida uu sheegay safiirka dowladda Turkiga u…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ee magacaaban C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yariisow) oo la kulmay Safiirka Turkiga u jooga Soomaaliya Amb. Olgan Bekar,…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona dalkaasi Jaamac C/llaahi Maxamed.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ganacsade ka mid ahaa saaxiibadiisa ololaha doorashada u magacaabay safiir.
Safiirka Turkiga u qaabilsan Soomaaliya Olgan Bekar oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta
Safiirka Turkiga u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Olgan Baker ayaa maanta tegay magaalada Garowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland. Socdaalka safiirka Turkiga…
Waxaa magaalada Ankara loogu sameeyay xafladan sagootinta ah safiirkii Soomaaliya u fadhiyay DalkaTurkıga Maxamed Mursal Sheekh oo xilkii laga qaaday dhowaan, waxaana xafladaasi oo…