Xukuumadda Somaliland ayaa hakinaysa dhismaha Saldhigga militari ee dowladda Imaaraadka Carabtu ka wado magaalada Berbera.
Browsing: Saldhigga Berbera
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa iska fogeeyay Heshiiska Imaaraadka Carabta kula wareegay saldhig milateri iyo maamulka Dekadda Berbera.
Dib u dhac iyo caajis badan ayaa hareeyay mooshinkii Baarlamaanka Soomaliya ee looga horjeeday saldhigga milteri ee Imaaraadka Carabta laga…
Xildhibaan Zakariye Maxamuud Xaaji oo ka mida Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegay in saldhigga milateri ee Bebera laga siiyay dowladda Imaaraadka…
Mooshinka looga soo horjeedo saldhigga milateri ee dowladda Imaaraadka Carabta ku yeelaneyso magaalo xeebeedka Bebera ayaa laga akhriyay kulankii Baarlmaanka…
Mooshinka looga doodayo saldhigga milateri ee Imaaraadka laga siiyay magaalada Berbera ayaa ka bilaabanaya maanta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Guddoonka Baaralmaanka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in Mooshin laga furayo Saldhigga Milateri ee dalka Imaaraadka Carabta ku yeelaneyso Magaalada Berbera.
