Browsing: Sarkaal la dilay
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Dil xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Wadajir oo loo geystay sarkaal…
Alshabaab ayaa sheegatay dilka sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda oo lagu khaarijiyey weerar nooc cusub ah oo ka dhacay degmo…
Wararka laga helayo magaalada Mudisho ayaa sheegaya in sarkaal ka trisan ciidamada Booliska goor dhoweyd toogasho lagu dilay.
Ciidamada Dowladda qeybtooda 21-aad iyo Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa ku dagaalamay degaanka Sinadhaqo ee koonfurta ka xiga magaalada Dhuusamareeb.
Faahfaahin dheeraad aha ayaa laga helayaa sarkaal lagu dilay magaalada Gaalkacyo, dhinaca Puntland ka taliso xalay iyo qof loo qabtay…
Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay halkaasi ku dishay sarkaal sare oo katirsanaa…
Weerar Qarax Miino ahaa ayaa lala beegsaday Gaari uu la socday sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada dowladda, kaasoo u…
Sarkaal ka tirsanaa ciidamada ilaalada Taliyaha Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta lagu dilay Magaalada Muqdisho.
Dabley hubeysan ayaa toogasho ku dishay sarkaal ak tirsana Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee ku sugan Gobolka Gedo, gaar ahaan degmada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Hotel ku yaalla degmada Xamar-jajab laga helay meydka Sarkaal iyo darawal ka…
War goor dhoweyd kasoo baxay Alshabaab ayey ku sheegatay mas’uuliyadda Qarax Gaari oo maanta ka dhacay Muqdisho, kaasoo lagu dilay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley Bistoolado ku hubeysan ay toogasho ku dileen sarkaal sare oo ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in sarkaal ka tirsan ciidamada Badda Soomaaliya uu toogasho ku dilay taliye ku…
Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxaya dil loo geystay sarkaal sare oo ka tirsan kooxda Alshabaab, kaasoo nin ilaale u…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsanaa ciidamada ilaalada Madaxtooyada lagu dilay toogasho.
Wararka laga soo gaaraya gobolka Shabeelaha dhexe ayaa sheegaya dad rayid ah ay halkaasi ku dileen sarkaal caan ahaa oo…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in mas’uul ka tirsan Wasaaradda Cadaaladda ee xukuumadda Soomaaliya caawa la dilay.
