Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan la yeeshay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo ay isku arkeen shir madaxeedkii Riyad.
Browsing: Saudi
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sacuudiga.
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo booqasho ku jooga dalka Sacuudiga ayaa xalay ka qeyb galay ciyaarta hidaha iyo dhaqanka Sacuudiga.
Boqorka Sacuudiga Boqor Salmaan Bin C/casiis ayaa madaxweynaha Mareykanka ku shartay billada ugu sareysa boqortooyada Sacuudiga.
Kooxda shiicda dalka Yeman ee Xuuthiyiinta ayaa Gantaal nooca Blastic-ada ah ku weeraray magaalada Riyaad ee dalka Boqortooyada Sacuudiga.
Boqorka Sacuudiga Boqor Salmaan Bin C/casiis ayaa shir caalami ah ku casuumay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Isbaheysiga Sacuudiga ee dagaalka kula jira kooxda Xuutiyiinta Yeman aya beeniyay in diyaarad ay leeyihiin ay duqeysay Doon ay saarnaayeen…
Wararka laga helayo dalka Yeman ayaa sheegaya in 31 qof oo qaxooti Soomaaliyeed ah lagu dilay meel u dhow xeebaha…
