Wakaalada wararka Sacuudiga ayaa faafisay war uu siiyay mas’uul ka tirsan dowladda Sacuuudiga oo ku saabsan sidii ay wax u…
Browsing: Saudi
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale ka noqday taageeradii uu xalay siiyey Boqortooyada Sacuudiga Warkii ay kasoo saartay dilka…
Dalalka Carabta ee taageersan Sacuudiga ayaa bilaabay inay soo saaraan war-saxaafadeedyo lagu taageerayo Boqorka Sacuudiga iyo Go’aanka Sacuudigu ka qaatay…
Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin C/casiis uu xilkii ka qaaday ayaa xilalkii ka qaaday laba mas’uul oo sare kuwaasoo la filayo…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Amar kasoo baxay Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin C/casiis uu xilkii ka qaaday ku…
Neither Turkey nor the United States has publicly confirmed that Khashoggi is dead or said officially that Riyadh is to…
Madaxda Reer Yurub iyo Mareykanka oo ay wehliyaan Shirkadaha caalamiga ah ee dunida ayaa qaadacay ka qey bgalka Shir uu…
Dowladda Sacuudiga ayaa qorsheyneysa inay kiiska dilka Saxafiga Jamal Kashoqgi dusha loo saaro sarkaal sare oo ka tirsan la-taliyeyaasha sare…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay gacan-yaraha dhaxal sugaha Sacuudiga ee madaxda ka howlgalkii naxdinta lahaa ee lagu dilay Saxafiga…
Waxaa isa soo taraya faahfaahinta kiiska Saxafiga Sacuudiyaanka ah ee Jamal Kashoqgi oo la sheegay in lagu dhex dilay Qunsuliyadda…
Booliska iyo dembi baarayaasha Turkiga ayaa dib uga baxay Guriga Qunsulka Sacuudiga ee magaalada Istanbuul, kadib markii laga hor istaagay…
Booliska iyo dembi baarayaasha Turkiga ayaa caawa galay Guriga Qunsulka Sacuudiga ee magaalada Istanbuul, iyagoo ka bilaabay baaritaan ku saabsan…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Boqortooyada Sacuudiga ay isu diyaarineyso warbixin ay kasoo saaro saxafiga lagu waayey Qunsuliyadda…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in Booliska iyo Dembi baarayaasha Turkiga loo ogolaaday inay baaraan Xarunta Qunsuliyadda Sacuudiga ee…
Boqorka Sacuudiga Boqor Salaam Bin C/casiis ayaa telefoonka kula hadlay Madaxweynaha Turkiga Rajeb Dayib Erdogan, sida ay shaacisay wakaalada wararka…
Dowladda Boqortooyada Sacuudiga ayaa ku gacan seyrtay eedeyn iyo hanjabaad uga timid Mareykanka iyo dalalka Yurub, waxayna si cad u…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku hanjabay inuu tallaabo adag ka qaadi doono Boqortooyada Sacuudiga haddii ay ku caddaato inay…
Qunsulka Boqortooyada Sacuudiga u fadhiya magaalad Istanbuul ee dalka Turkiga oo ah halka la sheegay in lagu dilay qoraaga Sacuudiga…
Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib socdaal rasmi ah oo uu ku tegay…
Sida ay qortay jariirada Washington Post Dowladda Turkiga ayaa u sheegay dhiggooda dalka Mareykanka inay hayaan caddeymo maqal iyo muuqaal…