Odayaasha Dhaqanka Gobolka Shabeelaha Dhexe iyo Siyaasiyiin ayaa uga digay IGAD inay faragelin ku sameyso shirka Jowhar.
Browsing: Shabeelaha Dhexe
Xogta ay heleyso Wadani.com ayaa sheegeysa in Itoobiya iyo urur Goboleedka IGAD ay wadaan qorshe shirka Jowhar lagu doonayo madaxweyne…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in shirkii maamul u samaynta gobolada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan uu magaalada Jawhar ka furmi…
Qorshe cusub oo lagu dhisayo maamul ay yeeshaan gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo ay hogaamineyso IGAD ayaa soo shaac baxay.
Qabanqabaadii ugu danbeysay ayaa ka socota magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelada Dhexe, iyadoo lag u wado in dib loo…
Waxaa soo baxaya warar ku saabsan inuu jiro qorshe ay wado dowladda Soomaaliya oo ku saabsan in shirkii maamul u…
Dowladda Federaalak Soomaaliya ayaa go’aansaday in la dhiso maamulka gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe, iyadoo dib loo bilaabayo shirkii magaalada…
Duqa magaalada Muqdisho ahna guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale
Taliye Cusub ayaa loo magacaabay Ciidanka Nabadsugida Qaranka ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaana talyaha cusub lagu magacaabaa C/qaadir Cabdullaahi Xaayoow.…
Ciidamada Amniga ee Jowhar ayaa xabsiga dhigay laba weriye oo ka howlgla magaaladaasi oo lagu eedeeyay inay aflagaado kula kaceen maamulka…
Inta aan qoramadeeyda kuu bilaabin waxaad isweydiineeysaa maxuu ula jedaa shan u yar ha ii sheegin? ma aha macnaheeda in…
Xog ay heshay mareegta Wadani.com ayaa sheegeysa in qorshihii maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo ay wadeen…
Ciidamada Alshabaab ayaa weerar qarax ah ku qaaday ciidamo ka tirsan milateriga dowladda Federaalka ku sugnaa degaanka Masaajid Cali Gaduud.…
Imaamka Beelaha Mudulood Imaam Maxamed Yuusuf ayaa la sheegay inuu ka tegay shirka maamul u samaeynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe oo…
Waxaa magaalada Jowhar ka socda qabanqaabo lagu doonayo in dib loo furo shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha…
Wararka laga helayo degmada Aadan-yabaal ee Gobolka Shabellaha Dhexe oo dhowaanahan ay xiisad colaadeed ka jirtay ayaa sheegaya in dagaal…
Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in Ciidamo Itoobiyaan ah oo kasoo tallaaba gobolka Hiiraan ay ku soo…
Dagaal culus oo saacado ka socday duleedka degmada Mirtuugo ee degmada Mahadaay ayaa keenay inay dib u soo laabtaan ciidamadii…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la sheegay inuu maamulka shirka maamul u sameynta labada gobol ee Hiiraan iyo Shabeelaha…
Ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa maanta la wareegay degaanka Ceel-baraf ee degmada Mahadaay, gobolka Shabeelaha Dhexe oo kamid…