Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in Sharciga uu shalay…
Browsing: Sharciga Batroolka
Maamul Goboleedka Puntland ayaa qoraal qeylo-dhaan ah kasoo saaray Sharciga Batroolka Soomaaliya oo ay ansixiyeen labada Aqal ee Baarlamanka Federaalka…
Guddoomiye ku xigeenka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Abshir Maxamed Bukhari ayaa ka hor yimid war ay faafisay shirkadda Spectrum…
Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug ayaa ka hor yimid sharciyada Batroolka, Doorashooyinka iyo Canshuuraha ee dowladda Soomaaliya ay wado qaarkoodna uu…
Sharciga Batroolka ayuu Baarlamaanku la degdegayaa. Dhinaca kalena waxaa isa sii dhimaya oo hoos-u-tiris ku socda wakhtiga ka haray in…
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ansixiyay Sharcigii Batroolka ee xukuumadda Soomaaliya ay u gudbisay.
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinta berri ah lagu wargeliyey inuu jiro kulankii 16aad ee kalfadhiga 5aad oo…
Fadhigii 11aad ee Kalfadhiga shannaad ee Baarlamanka Federaalka ah ee Soomaaliya aya maaanta u baaqday kooramka la’aan markii muddo saacado…
