Browsing: Sheekh Mukhtaar Roobow
Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) oo sanadkii saddexaad u xiran madaxda dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay inay xaaladiisa sii…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay rasaas xalay ka dhacday Guriga uu ku xiran yahay Sheeh Mukhtaar Roobow…
Kulan ay taageerayaasha Wadaadka u xiran dowladda Soomaaliya ee Sheekh Mukhtaar Roobow ku yeeshaan magaalada Muqdisho ayaa looga dalbaday dowladda…
Iyadoo uu soo baxay qorshe dowladda Somalia ay ku dooneyso in Sheekh Mukhtaar Roobow Cali u wareejiyo xabsi Guri, lagana…
Dadaalkii dowladda Federaalka ugu jirtay inay doorashada Koonfur Galbeed ka reebto musharaxa Mukhtaar Roobow Cali ayaa fashil ku dhow, kadib…
Musharaxa Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) ayaa soo bandhigay waxqabadkiisa haddii xilka loo doorto, isagoo sheegay inuu wax ka qaban…
Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Soomaaliya C/rashiid Cabdullahi Maxamed ayaa kashifay in dowladda Soomaaliya ay ka gaabisay wadahadalkii nabadeed ee ay…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in musharaxa xilka madaxweynaha maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur)…
Taliyaha Ciidamada Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee NISA Xuseen Cismaan Xuseen ayaa maanta gelinkii dambe gaaray magaalada Baydhaba, iyadoo ay la…
Sheekh Mukhtaar Roobow (Abuu Mansuur) ayaa shaaca ka qaaday inuu u taagan yahay xilka madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya,…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegay in maanta aya magaaladaasi ka socoto xaflad lagu tageerayo musharaxnimada Sheekh Mukhtaar Roobow…
Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa War-cad kasoo saartay Musharaxnimada xilka Madaxweynaha ee Sheekh Mukhtaar Roobow Cali, iyadoo War-Saxaafadeed kasoo baxay…
Siyaasiyga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay in musharaxa madaxweynaha maamulka K/Galbeed Mukhtaar Roobow Cali laga soo abaabulay Madaxtooyada Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya inay ka socoto qabanqaabada soo dhoweynta Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu mansuur oo u…
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya in Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) uu safar qarsoodi ah ku joogo dalka…
Wadaadka dhowaan wadahadalka la furay dowladda Federaalka, kana mid ahaa hoggaamiyeyaashii Alshabaab Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) ayaa magaalada Kismaayo…
Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) oo ka mida hoggaamiyeyaasha kooxdii Alshabaab, dhowaanna isu dhiibay dowladda Soomaaliya ayaa diiday in…
