Shirkii dowladda federaalka iyo maamulada xubnaha ka ah, oo ka socday magaaladda Muqdisho ayaa arirmo muhiim ah looga hadlay.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Soomaaliya ka furay shirka dowladda Federaalka iyo Madaxda Maamul Goboleedyada dalka.