Browsing: Shirka wadatashiga
Waxaa goor dhoweyd magaalada Muqdisho ka furmay Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran oo ay ka qeyb galayaan Ra’iisal wasaaraha iyo madaxda…
Waxaa xarunta Afisyooni ee magaalada Muqdiaho maanta ka furmay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo maalmo dib u dhacay.
Mareykanka ayaa ku booriyey madaxda Soomaalida inay raacaan jadwalka cusub ee doorashada Soomaaliya, ayna sii wadaan wadahadalka u dhaxeeya.
Iyadoo uu maanta xarunta Afisyoone ka furmay kulan hordhac u ah shirka Wadatashiga Doorashada ayaan waxaa soo baxeysa faahfaahinta shirka…
Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa shaacisay farriin toos ah oo u muuqata amar ku socday madaxda shanta Maamul Goboleed ee…
Beesha Caalamka ayaa War-saxaafadeed ay maanta soo saartay ku faahfaahisay shirka Berri xerada Afisyoone uga furmaya madaxda dowladda Federaalka iyo…
Wadadii Burburkaa Muuqta Dowladnimadda Soomalia ee dhibka badan laga soo maray waxaa muuqa in la fahmi waayay faa’iida ay ummadda…
Shirkii shalay kusoo dhammaaday magaalada Muqdisho ee loogu magac daray shirka koowaad ee Madasha Wadatashiga Qaran si kastoo intii ku…
DAAWO: Sawirro farxad ka muuqato iyo gabagabadii Shirkii Wadatashiga ee Muqdisho Wadani.com
Shirkii Madasha wadatashiga Qaran ee labadii maalmood ee ugu danbeysay ka socday magaalada Muqdisho ayaa goor dhoweyd la soo gabagabeeyay…
Marwo Caasho Geelle Diiriye oo hore wasiir uga ahayd maamulka Puntland, dhowaanna iska casishay guddoomiyaha guddiga dib u eegista doorashooyinka Soomaaliya…
Shirka wadatashiga hiigsiga cusub iyo hannaanka doorasho looga qaban karo dalka sanadka 2016 ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho,…
DAAWO AFHAYEENKA MADAXTOOYADA PUNTLAND [ot-video type=”youtube” url=”https://www.youtube.com/watch?v=Ftg3tUY9728″] Maamulka Puntland ayaa war-murtiyeed u gaara kuna saabsan shirkii wadatashiga magaalada Muqdisho soo…
Kusimaha madaxweynaha Federaalka ahna guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa dardaaran culus u jeediyay madaxda dowlad goboleedyada Soomaaliya isagoo…
Waxaa maanta lagu wadaa in la soo gabagabeeyo shirka wadatashiga siyaasadda Soomaaliya ee looga hadlayo qaabka loo qabanayo doorashada sanadka…
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo shirka Muqdisho uga socda madaxda dowladda federaalka iyo maamulada dalka ka jira ayaa sheegaya…
Madaxweynaha Dowladda Federalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Maamulka Soomaaliland uu ka mid yahay qorshey ay Soomaali oo…
Shirka wadatashiga hiigsiga cusub ee Soomaaliya ayaa Axadda ka furmaya magaalada Muqdisho iyadoo warar kala duwan hore uga soo baxeen…
