Dadka degaanka Siinka Dheer eemagaalada Muqdisho ayaa arkay meydadka afar qof oo xalay la sheegay in la soo dhigay degaankaasi.
Browsing: Siinka Dheer
Taliska Ciidamadda Xoogga dalka ayaa shaaciyey in howlgal qorsheysan lagu dilay horjooge ka tirsan Alshabaab iyo ilaaladii la socotay.
Askar ka titsan ciidamada dowladda ayaa qasaare dhimasho iyo dhaawac leh kasoo gaaray qarax miino oo ka dhacay agagaarka degaanka…
Nin Meyd ah oo ay dishay Koronto ayaa lagu arkay degaanka Siinka dheer ee duleedka Magaalada Muqdisho, iyadoo si la…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ay rasaas ku fureen dad shacab ah…
Kooxda Alshabaab ayaa maanta mar kale weerar kale ku qaaday saldhigga Ciidmada NISA ee degaanka Siinka dheer, duleedka magaalada Muqdisho…
Dagaal culus ayaa la sheegay inuu caawa fiidkii ka dhacay degaanka Siinka-dheer ee duleedka magaalada Muqdisho, kadib markii ay weerar…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax maanta ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho xilli uu ku soo jeeday magaalada Muqdisho.
Kooxda Alshabaab ayaa war kasoo saartay weerar is-miidaamin ah oo ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho maanta Duhurnimadii.
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo aan hore loo arag isagoo ciidamada Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliyeed ee…
Qarax miino ayaa haleelay Gaari ay saarnaayeen askar ka tirsan ciidamada Milatariga Soomaaliya oo marayey agagaarka Siinka dheer ee duleedka…
Guddoomiyaha maamulka Gobalka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa xalay saqdii dhexe munaasbadda sanadka cusub ee 2018 kula qaatay ciidamada ku…
Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan sidii ay ugu suuragashay is-miidaamiyihii isku qarxiyay isgoyska Soope inuu Gaari weyn oo lagu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Gaari qaraxyo siday laga hor tegay.
Gaari xamuul ah oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa ku qarxay koontaroolka Siinka Dheer ee Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax ka dhacay duleedka Muqdisho oo lala beegsaday bar ciidamo ay ku sugnaayeen.
Weerar koox dabley ah ku qaaday dad u socday tacsi ayaa lagu laayay lix wiil oo isku qoys kasoo wada…
Arrin aan hore loo arag ayaa laga soo sheegay degaanka Siinka dheer ee duleedka Muqdisho, kadib markii xoolo gaaraya kun…
Qarax is miidaamin ah oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha ayaa goor dhoweyd ka dhacay Magaalada Muqdisho.
