Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixisay Siyaasadda Qaran ee Jinsiga, sidii warbaahinta u marin habaabisay qaabkii ay uga hadleen…
Browsing: Siyaasadda Qaran ee Jinsiga
Muqdisho, June 30, 2016….Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay…
Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta shir la yeeshay Culimadii dhowaan Bayaanka kasoo saaray Siyaasad Qaran oo ku saasban Jinsiga…
Xukuumada Soomaaliya ayaa jawaab ka bixisay eedeyn ka timid Culimada Soomaaliyeed iyo Odayaal oo ku saabsan Xeerka Siyaasadda Qaran ee…
Culimo iyo odayaal Soomaaliyeed ayaa qeylo dhaan culus ka keenay Xeerka Siyaasadda Qaran ee Jinsiga oo dhowaan ay ansixiyeen Golaha…
Kadib muranka ka dhashay xeerka Siyaasadda Qaran ee Jinsiga waxay dad badan is weydiinayaan su’aal ka dhalatay sida sharciyo noocan…
Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku soo biirtay diidmada iyo cambaareynta Xeerka Siyaasadeedka Qaran ee Jinsiga oo ay…