Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa la sheegay inuu qaadacay shirak Madasha Iskaashiga Somalia ee maanta ka furmaya magaalada Muqdisho.
Browsing: Somalia Partnership Forum
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in shirkii caalamiga ahaa iskaashiga Soomaaliya ‘Somalia Partnership Forum” , kaasoo maanta oo Talaado ah…
KHUDBADII MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA EE Somalia Partnership Forum
Shirkii Arrimaha Soomaaliya ee ‘Somalia Partnership Forum’ ayaa goor dhoweyd ka furmay magaalada Brussels ee dalka Belgium.
Gabagabadii shirkii caalamiga ahaa ee “Somalia Partnership Forum” oo magaalada Muqdisho ka dhacay ayaa laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban…
