Muqdisho, 16 Oktoobar 2017; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhambaallo tacsi ah waxaa soo gaarsiiyey hoggaamiyaasha qaar…
Browsing: Somalia
Dawlada Federaalka ayaa xaqiijisey in 276 ay u geeriyoodeen qaraxii 14ka October 2017 ka dhacay isgoyska Zope ee KM5 ee…
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa kulan uu ka yeeshay xalay Qarixii Muqdisho ka soo saaray War cambaareyn ah.
Somali President Mohamed Abdullahi Mohamed Farmaajo has declared three days of national mourning starting on Sunday, following a deadly vehicle…
Xildhibaannada Golaha Shacabka oo goor dhoweyd ansixiyay heshiis maxaabiis isweydaarsi ah oo ay galeen dalalka Somalia iyo India.
Wasiirka Howlaha Guud iyo dib u dhiska ee Xukuumadda Soomaaliya Saadaq Cabdullaahi Cabdi oo kasoo laabtay dalka Turkiga ayaa faahfaahin…
Waxaa rajo laga qabaa in dowladda Sacuudiga ay dib u bilowdo mashaariic ay hore u balanqaaday inay maalgelin doonto.
Iran’s Foreign Ministry Spokesman Bahram Qassemi has condemned Somalia for opening fire on an Iranian fishing boat and killing the captain…
Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknooloojiyada ayaa ka qeybgalaya shir-weynaha Ururka Isgaarsiinta Caalamiga ah (ITU) oo 9-kii Septembar ka furmay caasimadda…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo gaba-gabeeyey booqashadii rasmiga ahayd ee u ku joogay dalka Sudan.
Safiirkii Maraykanka u fadhiyay Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa la sheegay inuu xilka iska casilay.
After more than two-and-a-half decades of crippling conflict, Somalia faces the considerable challenge of rebuilding its economy and institutions.
Turkey on Saturday opened its largest overseas military training academy in Somali capital Mogadishu.
Dowladda Turkiga ayaa soo gabagabeysay Dhismaha Dugsiga barashada Duulista Diyaaradaha oo maanta dib loo furay.
Qaar ka mida xildhibaannada laba aqal ee Baarlamaanka oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka dardaar weriyay…
Dowladda Itoobiya ayaa War yaab leh kasoo saartay kulan magaalada New York ee xarunta Q/Midoobay ku dhex maray Ra’iisal wasaarayaasha…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in Turkiga lacag fara badan ku bixiyay taageerada iy dib u dhiska Soomaaliya.
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee Golaha Shacabka ayaa maanta leh kulankoodii caadiga ahaa, waxayna ka doodayaan saddex qodob oo hor yaalla.
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abukar Cabdi Cisman (Baalle) ayaa inaysan bixin Soomaaliya oo lagu leeyahay lacagihii qaaraanka ahaa…
Dowlado ay ka mid tahay Soomaaliya ayaa xaq u yeelan inay cod ku yeesheen Golaha ugu weyn ee kulmiya dalalka…
