GUddoomiyah Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa beeniyay wararka sheegaya in heshiis laga gaaray Guddiyada Doorashada Somaliland ee ay magacawday…
Browsing: Somaliland
Waxaa maanta magaalad Hargeysa dib ugu laabtay senator ka tirsanaa Aqalka Sare ee Soomaaliya, kaasoo xilka guddoomiyaha aqalkaasi kula tartamay…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha dibadda dalka Malawi ayaa goor dhoweyd ka…
Dowladda Kenya ayaa casuumaad u fidisay Madaxweynaha Somaliland oo booqasho maanta uga bilaabaneyso dalka Kenya.
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Milkiilihii Astaan TV laga sii daayay Xabsiga magaalada Hargeysa.
Kulan uu soo abaabulay Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa lagu soo bandhigay taageerada xildhibaannada, wasiirada…
Somaliland ayaa ka hor timid magacaabidda Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Faramaajo ergey u qaabilsan Geeska Afrika, Badda Cas iyo Gacanka…
Qaar ka mida xildhibaannada kasoo jeeda soo jeeda Gobolada Waqooyi (Soomaaliland) ee taageersan madaxweyne Farmaajo ayaa ka hor yimid guddoomiyaha…
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdio Xaashi C/llaahi ayaa shaaciyey in Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya aanu qaadan xubnaha Guddiga Doorashooyinka ee kasoo jeeda…
Wararka laga helao magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Maxkamadda magaaladaasi iyo Gobolka Maroodi-jeex ay xukun adag ku riday ganacsadaha iyo…
Qaar ka mida Xildhibaannada iyo Wasiirada kasoo jeeda Somaliland ee taageersan Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka hor yimid Qoraal…
Khilaaf ayaa hareeyay cidda magacaabeysa Guddiga Doorashooyinka ee xildhibaannada labada Aqal ee kasoo jeeda Gobollada Waqooyi, iyadoo uu taagan yahay…
Waxaa magaalada Nairobi ka dhacay shir ay ay isugu yimaadeen siyaasiyiin, waxgarad iyo odayaal ka tiran Beesha Dir, iyadoo laga…
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa soo saaray qoraal ku saabsan magacaabidda Guddiga Doorashooyinka ee xildhibaannada…
Duuliye Duuliye Axmed Maxamed Xasan (Axmed-dheere) oo xilligii dowladii Milateriga diiday inuu magaalada Hargeysa ku duqeeyo diyaarad dagaal oo uu…
Fannaanka Qamar Suugaani ayaa maanta lasoo taagay Maxkamadda magaalada Berbera, iyadoo xukun sii heyn ah ku riday fannaanka.
Ciidamada Booliska Somaliland ayaa xalay u dhacay Hotel uu magaalada Laascaanood ka deganaa Abuukar Cawaale Qaad-diid oo u ololeeya ka…
Somaliland ayaa joojisay xiriirkii wada-shaqeynta ee kala dhaxeeyay Xafiiska Q/Midoobay ee Soomaaliya, kadib qoraal kasoo baxya Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta…
Wararka laga helayo Magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Ra’iisalwasaare ku xigeenkii hore ee Soomaaliya xildhibaan Maxamed Cumar Carte uu dib…
Waa sanadkii 1995kii, goobtu waa Xaruntii golihii dib u heshiinta ee Muqdisho. Amin casar liqii ayaan soogalney aniga iyo saaxiibkeey…
