Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamud Aadan (Saleebaan Gaal) ayaa shaaciyey in Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed uu ku cadaadinayo…
Browsing: Somaliland
Kulankii Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Somaliland ku yeesheen magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya 11-kii bishan Febraayo 2020 wuxuu guul siyaasadeed…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa fuliyey mid ka mida qodobbo la sheegay inuu ka dalbaday Madaxweynah Somaliland Muuse Biixi…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo waffi uu hoggaaminayo oo galabta ka dhoogay Garoonka magaalada Hargeysa ayaa caawa gaaray magaalada…
Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa iska fogeysay War kasoo yeeray Jen. C/raxmaan Maxamed Xuseen (Guulwade) oo ku saabsanaa in duulaankii dowladii…
Wadahadalladii u socday Madaxweynah Somaliland iyo madaxda Xisbiyada Mucaaradka ee Waddani iyo UCID ayaa lagu kala dareeray, kadib markii uu…
Kulankii labaad ee dhex maray Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo labada guddoomiye ee xisbiyada Mucaaradka Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro)…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadallada Dowladda Federaalka iyo…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya Afar qof oo isku qoys ahaa ay ku dhinteen Guri ku dumay kadib…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xilalkii ka qaaday wasiiradii Cadaaladda iyo Qosheynta Somaliland, isagoo magacaabay lix wasiir iyo shan…
Guddiga Doorashooyinka Somaliland ee muranka ka taagan yahay ayaa kulankoodii ugu horeyay ku yeeshay magaalada Hargeysa, iyadoo doortay Gudoomiyaha Guddigaasi.
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka UCID ee Somaliland ayaa sheegay inuu magaalada Nairobi kula kulmay madax Soomaaliyeed oo ay ka mid yihiin…
Maamulka Somalialnad ayaa xabsiga dhigay Ugaarsato ka timid dalka Imaaraadka Carabta, xilli ay ka duuli rabeen Garoonka Cigaal magaalada Hargeysa.
Guddi ka kooban Madaxdii hore ee Somaliland, Odayaal iyo Ganacsato ayaa ku baxay khilaafka ka dhexa aloosan xukuumadda Somaliland ee…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland ay goor dhoweyd xireen xarunta weyn ee Telefishanka HornCable, magaalad…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa oo xiisad ka taagan tahay ayaa sheegaya in goor dhoweyd rasaas laga maqlay magaalada, isla…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ee Somaliland ayaa sheegaya in xaaladda ay caksan tahay kadib baaq uu soo saaray xisbiga…
Maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ayaa la wareegtay degaanka Gacan-maroodi oo dhinaca waqooyi ka xigaa degmada Yubbe ee gobolka Sanaag oo…
Taliyihii Ciidamada Booliska Somaliland jen. C/llaahi Fadal Iiman ayaa caawa ku geeriyooday Hargeisa, kadib markii uu xanuun muddo hayey loo…
Sida ay sheegeyso saadaasha ay sameeyeen ee cimilada waxaa hoos u dhacday halistii laga digay duufaan iyo roobab dabeylo wata…
