Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa afka furtay, isagoo dhaliil kulul u jeediyay xukuumada Somaliland ee uu hogaaminayo Muuse…
Browsing: Somaliland
Guddiga dabagalka Musuqmaasuqa ee Golaha Wakiilada Maamulka Somaliland oo kormeer ku tegay Magalada Berbera ayaa Maanta booqday Keydka Haamaha shidaalka…
Maxakamada Gobolka Hargeysa ayaa maanta xukun ku riday Wiil Buug ka qoray Guushii Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo oo lagu eedeeyay…
Magaalada Hargeysa, maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta ku ridday xukun ah saddex sano oo xabsi ah abwaanad Naciima Axmed Ibraahim…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Maxkamad ku taalla magaaladaasi ay xukun xabsi ah ku riday Naciima Abwaan…
Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah WADANI ee Somaliland C/raxmaan Cirro ayaa maanta shaaciyey in xisbigiisa uu kalsoonidii kala noqday Guddiga Doorashada…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa u muuqata inay qaaday tallaabo ay iskeed ugu aqoonsatay maamulka Somaliland iyadoo aan la shaacin.
Madaxweynaha Somaliland Muusu Biixi Cabdi iyo wafdigii uu hoggaaminayey ayaa xlay gaaray magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta.
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa galabta ka dhoofay Garoonka magaalada Hargeysa, isagoo hogaamiyey wafdi wasiiro iyo mucaarad isugu jira,…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in dowladda Imaaraadka ay si degdeg ugu yeertay madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi…
Golaha Wakiilada Somaliland ansixiyey heshiiska dekadda Berbera ee ay kala saxiixdeen Shirkadda DP World, Somaliland iyo Itoobiya.
Wararka laga helayo magaalada Adis ababa ayaa sheegaya in dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ay ka wadahadleen muranka ka taagan heshiiska…
Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaliya ayaa maanta yeelanaya kulankoodii koowaad ee Kalfadhiga saddexaad, iyadoo ay horyaallaan qodobo dhowr ah.
Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Tignolojiyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa jawaab cad ka bixiyey hadalkii kasoo yeeray Maamulka Somaliland ee ku…
Xildhibaanada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinta Berri bilaabaya dood ku saabsan heshiiska muranka badan ka taagan yahay…
Maamulka Somaliland ayaa ka mamnuucday dadkeeda inay isticmaalaan astaanka Qaranka Soomaaliya ee Internerka (.SO).
Xildhbaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo ka tirsan Golaha wakiilada Somaliland ayaa su’aalo adag oo naxdin leh ka keenay heshiiska Imaaraadka ka…
Waxaa wax laga xumaado ah in xasaradda ka dhalatay heshiiskii Barbera ay damqisay dhaawacyadii iyo boogahii uurkutaalada lahaa ee Somaliland…
Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa jawaab kulul ka bixiyey go’aankii xukuumadda Soomaaliya ka qaadatay heshiiska Dekadda Berbera ee…
Somaliland ayaa dacwad kusoo oogtay gabar Soomaaliyeed oo hal-abuur ah, isla markaana ku caan baxday inay suugaan ku cabirto gabayada…
