Browsing: South Africa
Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa war kasoo saartay dhibaatooyinka saacadahii lasoo dhaafay ay la kulmayeen muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku…
Wararka laga helayo dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya inuu halkaasi ku geeriyooday qofkii ugu horeeyay ee Soomaali ah, kaasoo uu…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu danbeyn War ka soo saartay dhibaatooyinka Ajnabi naceybka ee ka qarxay dalka South Afrika oo…
Wararka laga helayo dalka Koofur Afrika ayaa sheegaya in magaalada Capetown lagu dilay ganacsade Soomaaliyeed, iyadoo mid kale lagu dhaawacay…
Madaxweynaha Soomaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdigii uu hoggaaminayey ayaa caawa saqdii dhexe gaaray magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika.
Wararka laga helayo dalka dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in burcad dalkaasi u dhalatay ay xalay goobtiisa ganacsi ee Magaalada…
Boobkii ugu balaarnaa ee loo geysto Ganacsiyada dadka Ajnabiga ah ku leeyihiin dalka Koofur Afrika ayaa ka dhacay magaalada Soweto…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa soo faragaleiyay arrimaha gudaha dalka K/Afrika, isagoo u doodaya dadka caddaanka ah ee dalka Koonfurta…
Wararka laga helayo dalka K/Afrika ayaa sheegaya in Nin Somali ah uu weerar Mindi loo adeegsaday oo naxdin leh ku…
Xabsigii mudada dheer la galiyay Nelson Mandela ayaa ahaa dhacdadii ugu weyneyd Afrika qarnigii lasoo dhaafay, iyada oo maalinkii laga…
Barlamaanka dalka Koonfur afrika oo kullan ku yeeshay magaalada Cape Town ayaa Cyril Ramaphosa u doortay inuu noqdo madaxweynaha dalkaasi.
Madaxweynaha Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa la sheegay inuu xilka ka degayo , waxaana la sheegay in ay u eg…
Maxkamadda dastuuriga ah ee dalka Koonfur Afrika ayaa maanta xukuntay in baarlamaanka dalkaas ay waajibaadkooda gudan waayeen, waxayna maxkamaddu baarlamaanka…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo kaga qeybgalaya Shirweynahaasi ayaa khudbad ka jeediayay halkaasi.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa lagu arkay fagaarayaasha siyaasadda isagoo dib ugu soo laabtay.
Dukaamo Ganacsi oo ay la haayeen ganacsato Soomaali ah ayaa lagu gubay, qaar kalena lagu boobay Magaalooyin ku yaala Dalka…
