Ra’iisal wasaaraha Suudaan Cabdalla Hamdouk ayaa ka badbaaday qarax lala beegsaday Gaadiid uu la socday magaalada Khartoum, kaasoo loogu talogalay…
Browsing: Sudan
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday kolonyo uu la socday Ra’iisal wasaaraha dalka Suudaan Cabdalla Hamdouk.
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta oo Axad ah, booqasho sharafeed ugu tagay…
Qoraal kasoo baxay wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa loogu yeeray inay si degdeg ah magaalada Muqdisho ku…
Xaalad siyasadeed oo kacsan ayaa ka taagan dalka Suudaan, kadib markii uu soo shaac baxay kulan qarsoodi ah oo dalka…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Khartoum ayaa sheegaya inay ciidamada dowladda ay hareereeyeen saldhigyada ciidamada gadoodsan ee hay’adda Nabadsugidda dalka…
Ciidamo ka tirsan Nabadsugidda iyo sirdoonka dalka Suuaan ayaa ku dhaqaaqay gadood iyagoo xirtay xarumaha ay ka degan yihiin magaalada…
Wadahadalladii dowladaha Itoobiya, Masar iyo Suudaan ee ku saabsanaa sidii heshiis looga gaari lahaa biyo xireenka weyn ee Renaissance Dam…
Maxkamad ku taalla dalka Suan Madaxweynihii hore ee Suudaan ee dalkaasi xukun ku riday, iyadoo xiligii lagu dhawaaqi lahaa xukunka…
Shir madaxeedkii urur Goboleedka IGAD ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya, iyadoo dib habeyn lagu…
Danjiraha cusub ee Soomaaliya u fadhin doona Dalka Suudaan Maxamed Isxaaq Ibraahim oo dhawaan soo gaaray Caasimadda Suudaan ee Khartuum…
Waxaa xalay dalka Sudan looga dhawaaqay xukuumad cusub oo dalkaasi yeelanayo, kadib kacdoonkii xukunka looga tuuray madaxweynihii hore ee dalkaasi…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay Golaha Hoggaanka Ciidamada Qalabka Sida ee dalka aan walaalaha nahay ee Suudaan,…
Siyaasiga Maxamuud Dirir oo ka mida siyaasiyiinta Soomaalida Itoobiya oo xilal kala duwan kasoo qabtay dalka Itoobiya ayaa ahaa dhexdhexaadiyihii…
Golaha Mialteriga ee ka taliya dalka Suudaan ayaa heshiis awood qeybsi ah la gaaray Isbaheysiga Mucaaradka dalkaasi, kadib muddo is…
Guddoomiyaha Golaha Sare ee Milateriga Sudan ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tegay dalka Eritrea, iyadoo si weyn looogu soo…
Midowga Afrika ayaa xayiraad kusoo rogay xubinnimadii dowladda Suudaan ee ururkaasi, iyadoo go’aan kasoo baxay Midowga Afrika lagu shaaciyey in…
Ciidamada Suudaan ayaa saaka aroortii weerar ku qaaday goob ay deganaayeen bannaanbaxayasha dimoqraadiyad doonka dalka Suudaan ee kasoo horjeeda xarunta…
Saddex kamid ah Jeneraallada ugu sarreeya Golaha Sare ee militariga Suudaan ayaa xilka iska casilay, kadib markii ay cadaadis kala…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa gaaray dalka Masar, isagoo ka qeybgeli doona shir uu qabanqaabiyey madaxweynaha Masar C/fataax Alsisi…
