Wararka laga helayo dalka Suudaan ayaa sheegaya in qaar ka mida dhaawacyadii Qarixii magaalada Muqdisho oo la geeyay magaalada Khatroum…
Browsing: Sudan
Dowladda Maraykanka ayaa ku dhawaaqday maanta inay cunaqabataytii dhaqaalaha ka qaaday dowladda Suudaan.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo gaba-gabeeyey booqashadii rasmiga ahayd ee u ku joogay dalka Sudan.
Khartuum, 6 Oktoobar, 2017: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Suudaan Mudane Cumar Xasan Albashiir…
Dowlahada Soomaaliya iyo Suudaan ayaa gaaray heshiis dhowr qodob ah, kadib wadahadal dhex maray hoggaamiyeyaasha labada dal oo wadahadal ku…
Wadahadal laba geesood ah ayaa magaalada Khartoum ku dhex maray wadfiga madaxweyaha Soomaaliya iyo dowladda Suudaan.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka degay magaalada Khartoum ee dalka Suudaan.
Dowladda Suudaan ayaa ku adkeysatay mowqifkeeda ah inaysan dhinac raadin khilaafka ka dhex taagan dalalka Khaliijka.
COMMUNIQUÉ OF THE 31ST EXTRA-ORDINARY SUMMIT OF IGAD ASSEMBLY OF HEADS OF STATE AND GOVERNMENT ON SOUTH SUDAN
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Suudaan Cumar Xasan Axmed Al-Bashiir ayaa kulan ay ku yeesheen…
