Ciidamada Israa’iil ayaa soo ridday mid kamid ah diyaaradaha dagaalka ee Suuriya oo ay ku eedeysay inay dul mareysay hawadeeda…
Browsing: Suuriya
Amiirka kooxda Al-Shabaab Sheekh Axmad Cumar (Abuu Cubeydah) ayaa soo saaray farriin ku saabsan xaaladda dalka Suuriya (Shaam) oo uu…
Garoon diyaaradeed oo ay leeyihiin ciidammada cirka ee Suuriya ayaa gantaallo lagu weeraray, sida ay ku warrantay warbaahinta dowladda Suuriya.
Madaxweynaha Turkiga ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay in ciidamada dalkiisa ay qabsadeen magaalada Cirfiin ee Waqooyiga Suuriya oo muddo ay…
Diyaarad kuwa qumaatiga u kaca oo ay leedahay dowladda Turkiga ayaa lagu soo riday gobolka Afrin ee dalka Suuriya. Dowladda…
Diyaarad dagaal oo ay leedahay Israa’iil ayaa burburtay kadib markii uu haleelay gantaal laga soo riday gudaha dalka Suuriya.
Diyaarad nooca Sukhoi25 oo uu Ruushku leeyahay ayaa waxaa lagu soo riday meel u dhaw magaalada Idlib ee waqooyiga Suuriya…
Wararka lagha helayo dalka Suuriya ayaa sheegaya in wiil uu dhalay guddoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID ee Somaliland Feysal Cali Waraabe…
Xaalad aan inta badan dhicin ayaa dhowaan lagu arkay dalka Suuriya kadib markii uu dalkaasi ku dhashay canug muuqaalkiisa ka…
Afhayeenka kooxda Khilaafada islaamiga ee Ciraaq iyo Suuriya (Daacish) ayaa lagu dilay magaalada Xalab ee dalka Suuriya.
Sawirka wiil Suuriyaan ah ayaa caalamka qabsaday saacadihii ugu danbeeyay, kadib markii uu ka badbaaday duqeyn diyaaradaha dagaalka ku qaadeen…
Diyaarad helikobtar ah oo Ruushku leeyahay ayaa lagu soo riday gobolka ay mucaaradku heystaan ee Idlib iyadoo ay dhinteen dhamaan…
Kooxda Khilaafada islaamiga ee Daacish ayaa soo riday diyaarad Helikobtar ah oo Ruushku leeyahay xilli ay duqeyn ka waday magaalada…
Dagaalyahan Soomaali ah oo ku biiray kooxaha islaamiga ah ee ka dagaalama dalka Suuriya ayaa lagu dilay dalkaasi. Ninkan oo…
Sawiradii ugu horeeyay ee ciidamada kumaandooska Mareykanka oo ka dagaalamaya gudaha dalka Suuriya ayaa la soo helay iyadoo Mareykanku si…
Kooxda mucaaradka islaamiga ah ee NUSRA ayaa baahisay muuqaalka diyaarad dagaal oo ciidamada dowladda Suuriya leeyihiin oo la soo riday,…
Raashiya ayaa ka digtay dagaal caalami ah oo ka qarxa dunida haddii ciidamo ka socda dalal kale la geeyo dalka…
Golaha ammaanka Qaramada Midoobay ayaa xalay isku raacay qaraarkii ugu horeeyay ee ku saabsan xaaladda dalka Suuriya, kadib wadahadallo dhex…