Ciidamada Suuriya ayaa maanta Gantaal la helay Diyaarad dagaal oo ay leedahay Israa’iil taasoo ku burburtay gudaha Israa’iil.
Browsing: Syria
Diyaarad kuwa qumaatiga u kaca oo ay leedahay dowladda Turkiga ayaa lagu soo riday gobolka Afrin ee dalka Suuriya. Dowladda…
Diyaarad dagaal oo ay leedahay Israa’iil ayaa burburtay kadib markii uu haleelay gantaal laga soo riday gudaha dalka Suuriya.
Meleteriga Dowladda Turkiga ayaa shaacisay in sideed askari looga dilay dalka Suuriya gaar ahaan waqooyiga dalkaasi oo dagaalo qaraar ay…
Diyaarad nooca Sukhoi25 oo uu Ruushku leeyahay ayaa waxaa lagu soo riday meel u dhaw magaalada Idlib ee waqooyiga Suuriya…
Ciidamada Turkiga ayaa qabsaday dhowr tuulo oo ku yaalla Wuqooyiga Suuriya, sida ay ku warrantay warbaahinta dalka Turkiga.
Madaxwaynaha Turkiga ayaa ka digay weerar uu ku qaado laba goobood oo ku yaalla wuqooyiga Suuriya oo ay gacanta ku…
Madaxweynaha Turkiga Rajeb Tayib Erdogan ayaa ku dhaartay inuu la dagaalami doono oo uu burburin doono ciidamo uu doonayo Mareykanka inuu…
Wasaarada gaashaandhiga ee Ruushka ayaa xaqiijisay in kooxaha mintidiinta Suuriya ay u isticmaaleen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn weerar ay ku…
Aqalka cad ee Maraykanka ayaa sheegay in Maraykanka uu is difaaci doono ka dib markii Ruushka uu ku dhawaaqay inuu…
Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka, ayaa sheegaya p in Mareykanku uu duqeyn ka geystay saldhig ciidamada cirka Siiriya leeyihiin.
Muuqaalkii ugu horeeyay ee hogaamiyaha ugu weyn jabhadaha ka dagaalama dalka Suuriya ee hogaamiya kooxda Alqaacida
