Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xubin buuxda ka noqday Golaha Amniga Qaranka ee dhowaan la sameeyay, shirkana uga socdo magaalada Muqdisho.