Wasiirkii Gaashaandhigga iyo Taliyihii ciidamada Afghanistan ayaa is-casilay kadib weerarkii dhimashada badnaa ee Jimcihii lagu qaaday saldhigga Mazar-e-Sharif.