Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray dadkii ku dhintay diyaaradii Ethiopian Airlines ee saaka ku…
Browsing: Tacsi
Wasiirkii Dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil oo shalay ku geeriyooday dalka Imaaraadka Carabta ayaa dib u dhac ku…
Madaxda dowladda Soomaaliya ayaa tacsi u diray Wasiirkii Dastuurka xukuumadda Soomaaliya Marxuum C/raxmaan Xoosh Jibriil oo maanta ku geeriyooday isbitaal…
Dowladda Kenya ayaa qoraal tacsi ah u soo dirtay Soomaaliya, kaasoo dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed loogu tacsiyadeeyay waxyeeladii ka dhalatay…
Madax kala duwan ayaa tacsi u diray xildhibaan Cismaan Cilmi Boqorre oo galabta lagu dilay magaalada Muqdisho, markii koox hubeysan…
Guddoomiyaha Xisbiga Cadaaladda iyo Horumarka (JDP) Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid xildhibaan Cismaan Cilmi Boqorre…
Allaha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Prof. Salah C/llaahi Cumar oo ahaa dhaqtar caan ka ahaa Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa galabta ka qeyb galay janaasada Dable ka tirsana ciidamada xoogga dalka oo ka dhacday magaalada Muqdisho.
Ra’iisal wasaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa war kasoo saaray dil magaalada Muqdisho loogu geystay ganacsade dhalinyaro ah oo…
Allaha u naxariistee waxaa magaalada London xalay ku geeriyooday weriye caan ah oo muddo dheer kasoo shaqeeyay Laanta Afsoomaaliga ee…
Waxaa saaka magaalada Nairobi ku geeriyooday Allaha u naxariistee Dr. Axmed Maxamed Xasan (Foodcadde) oo ka mid ahaa dhakhaatiirtii Soomaalida…
Allaha ha u naxariistee waxaa Isbitaal ku yaalla magaalada London ee dalka Ingiriiska ku geeriyoodey wariyihii caanka ahaa ee Maxamed Aadan…
Madax ka tirsan dowladda Federaalka ayaa ka qeyb galay janaasadda Allaha u naxariistee Marxuum Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Nabadoon Axmed Diiriye Cali uu caawa ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.
Madax ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa ka qeyb galay aas qaran oo loo sameeyay Allaha u naxariistee Gen. Maxamed Sheekh Cismaan…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyadeeyay geerida Wasiirkii Howlaha Guud ee Soomaaliya Cabbaas C/llaahi Siraaji.
Allaha u naxariistee waxaa goor dhoweud ku geeriyooday isbitaalka ABBOT ee Minneapolis dalka Mareykanka Cabdixakiin Cumar Jimcaale oo ka mid…
Waxaa Magalada Muqdisho ku geeriyooday xalay Allaha u naxariistee guddoomiyihii Guddiga Shaqalaha Rayidka ee dowladda Soomaaliya Marxuum Cali Maxamuud Ibraahim…
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
Xildlhibaan Maxamed Axmed Gurxan ayaa caawa u geeriyooday dhaawac ay kooxo hubeysan maanta ugu geysteen degmada Xamar-weyne ee Muqdsiho, isagoo…
