Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee u dhow xafiiskiisa Madaxtooyada…
Browsing: Taliska Booliska
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa isbedel kale ku sameeyay taliyeyaasha Gobolka Banaadir iyo saldhigyada degmooyinka…
Taliyaha ciidamada Booliska Jen. Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa beeniyay in ciidamo cusub la geeyay Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Taliska Ciidamad Booliska Soomaaliya ayaa faahfaahin cusub ka bixiyey kiiska dilka kufsiga maxruumad Xamdi Maxamed Faarax oo Jimcihii ka dhacay…
Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa shaaciyey in shaqadii laga joojiyay taliyihii Saldhigga Degmada C/casiis, isla markaana la xiray askartii ilaalada…
Taliska ciidanka booliiska Soomaaliyeed ayaa soo saaray digniin ku socota dadka dacaayadaha ka fidiya Imtixaanaadka Sanad Dugsiyeedka 2019/2020 oo bilaaban…
Taliska Booliska Soomaaliyeed ee dowladda Federaalka ayaa magacaabay tiradii ugu badneyd ee saraakiisha ciidamada Booliska degaanada Galmudug.
Magaalada Baydhabo ayaa amar kasoo baxay ciidamada Booliska looga mamnuucay inay ku dhex socoto magaalada Bajaajta, iyadoo maalintii labaad aysan…
Munaasabadda xil wareejinta taliyihii ciidamada Booliska ee xilka laga qaaday ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.