Taliyaha xilka sii haya ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Gen. Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa shir jaraa’id ku qabtay Dugisga Tababarka Ciidanka…
Browsing: Taliyaha Booliska
Taliyihii Ciidamada Booliiska ee Qeybta Galbeed Maxamed Daahir ayaa xilka laga qaaday, iyadoo taliye cusub xilkaasi loo dhiibay.
Guddiga Amniga ee Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta u yeeray Wasiirka Amniga iyo Taliyaha ciidamada Booliska oo kulan gaara ay kula…
Agaasimaha madaxtooyada Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji ayaa la sheegay inuu dhexda ka qabtay qorshe lagu doonayay in xil ka qaadis…
Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed C/xakiin Daahir Saciid ayaa beeniyay wararka ku saabsan in xilka laga qaadayo isagoo sheegay inuu xilka…
Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed C/xakiin Daahir Saacid ayaa la sheegay inuu qarka u saaran yahay xil ka qaadis.
Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed Gen, C/xakiin Daahir Saacid ayaa isku shaandheyn ku sameeyay taliyeyaasha saldhigyada degmooyinka Gobolka Banaadir.
Taliyaha cusub ee ciidamada Booliska Gen. Cabdixakiin Daahir Saciid (Saacid) ayaa ku dhaqaaqay tallaabo uu xilalka uga qaadayo saraakiishii ugu…
Taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen C/xakiin Daahir Saciid [Saacid] ayaa maanta xilka kala wareegay taliyihii hore Gen. Maxamed Sheekh…
Taliyaha Booliska gobolka Banaadir Col. Bishaar Abshir Geedi ayaa amar cusub kasoo saaray xaaladda ammaanka Muqdisho.
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa ka cudurdaartay hadal ka soo yeeray oo uu hore ugu…
Taliyaha Ciidanka Booliska Gen. Maxamed Shiikh Xasan xaamud ayaa si cad u sheegay inuu olole ugu jiro dib u doorashada…
Taliyaha Bbooliska Gobolka Banaadir Col. Bishaar Abshir Geedi ayaa si kulul u weeraray guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir.
Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir Gaashaanle Bishaar Abshir Geeddi ayaa shaaciyay in qorshe cusub oo dhinaca amniga ah loo diyaariyay magaalada…
Dhalinyaro boqolaal ah ayaa loo qoray inay ka mid noqdaan ciidamada Booliska Soomaaliyeed,
Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliya Jen. Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa jebiyay rikoorka safarrada iyo socdaalka dibadda ee taliyeyaashii ka horeeyay…
Wasiirka arrimaha gudaha dowladda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) iyo taliyaha ciidamada Booliska Jen. Maxamed Sheekh Xasan ayaa socdaal ku…
Qaar ka mida xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa si kulul uga hadlay xaalada ammaanka dalka iyo Taliyeyaasha ciidamada Nabadsugidda iyo Booliska…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in kulanka Baarlamaanka ee maanta uu iska xaadiriyay Wasiirka Amniga Gudaha C/risaaq Cumar…
Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed Gen. Maxamed Sheekh Xasan ayaa socdaal ku jooga magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud isagoo halkaasi kulamo…
