Wararka laga helayo Gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya inuu halkaasi ku geeriyooday taliyihii ururka Lixaad ee ciiidamada Gorgor.

Waxaa magaalada Muqdisho lagu dilay 18-kii October 2019-kii, taliyihii ciidamada Gorgor Gaashaanle Maxamed Suleymaan Abiikar Maxaadey.