Browsing: Taliye cusub
Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in la magacaabay Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha dowladda Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa taliye cusub u magacaabaya Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, kadib markii dhowaan…
Taliye cusub ayaa loo magaacabay Booliska Qeybta Gobolka Banaaadir, kadib markii uu dhowaan is casilay xilkaasina ka tegay taliyihii hore…
Dowladda Uganada ayaa taliye cusub u magacowday ciidamadeeda jooga Soomaaliya, taliyaha cusub ayaa hogaamin doona ciidamada Uganda qeybta 16-aad, waxanaa…
