Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa kulan agaasimihii hore ee Hay’adda NISA ugu yeeray taliyeyaasha ciidamada Dowladda Federaalka oo ka…
Browsing: Taliyeyaasha
Ra’iisal wasaaraha Somalia Xasan Cali Kheyre ayaa ugu yeeray taliyeyaasha ciidamada Qalabka sida ee dowlada Somalia inay tagaan magaalada Dhuusamareeb.
Taliyeyaasha ciidamada Qalabka Sida ayaa soo saaray qodobbo ay sheegeen in wax looga qabanayo xaaladda amniga, kuwaasoo laguna xisaabtamayo saraakiisha…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo shalay dib ugu soo laabtay dalka ayaa kulan degdeg maanta la yeeshay taliyeyaasha ciidamada…
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mida Taliyaasha Saldhigyada Booliska G/Banaadir iyadoo taliyeyaal cusub la…
Guddiga Guddaha iyo Amniga Baarlamaanka Soomaaliya ayaa u yeeray oo kulan la yeeshay Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in shir degdeg ah uu hadda uga socdo Madaxtooyada madaxda dowladda Federaalka iyo…
Taliyayaasha Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdishoi ayaa shaaciyey in kulankii Baarlamaanka ee maanta…
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo kulan degdeg isugu yeeray saraakiisha amniga amarro cusub ku soo rogay dardar gelinta amniga…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo is dabajoog ah la yeeshay taliyeyaasha ciidamada…
Kulamo xiriir ah guddiga amniga ee dowladda Federaalka siiba madaxweynaha iyo taliyeyaasha ciidamada ayaa lag soo saaray go’aan ku saabsan…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa kulan degdeg maanta Muqdisho kula yeeshay taliyeyaasha iyo Saraakiisha Ciidamada Nabadsugidda, Millitariga iyo…
Kulan adag ayaa xarunta madaxtooyada ku dhex maray Madaxweynaha Soomalaiya iyo taliyeyaasha ciidamada dowladda ee kala duwan, kaasoo looga hadlay xaaladda…
