Kooxda Al Shabaab ayaa la sheegay inay galabta oday waayeel ah 80 sano jir ahaa ay ku fuliyeen dil toogasho ah.
Browsing: Toogasho
Kooxo hubeysan ayaa galabta dhaawac u geystay nabadoon ka mid ahaa ergadii soo doortay Xildhibaanada Baarlamaanka.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegaya in caawa lagu dilay nabadoon ka mid ahaa ergadii doorashada xildhibaanada Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dil toogasho ah uu caawa ka dhacay xaafadda Dabakaayo madow ee degmada…
Wararka laga helayo Magalaada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in caawa ay kooxo hubeysan toogasho ku dileen Ganacsade caan…
Kooxda Alshabaab ayaa Gobolka Bay ku toogtay saddex nin oo ay ku soo eedeeyeen Jaajuusnimo.
Kooxda Alshabaab ayaa daldashay saddex nin oo dhalinyaro ah kuwaasoo lagu soo eedeeyay inay ku kaceen fal isu galmood ah…
Waxaa caawa maqribnimadii ay kooxo hubeysan ku dileen magaalada Muqdisho sarkaal ka tirsanaa ciidamada xoogga Dalka.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsan ciidamada NISA toogasho lagu dilay.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar qorsheysan lagu khaarijiyay mid ka mida saraakiisha ka howlgasha Garoonka Diyaaradaha…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in mas’uul ka tirsan Wasaaradda Cadaaladda ee xukuumadda Soomaaliya caawa la dilay.
Saddex qof ayaa lagu dilay toogasho ka dhacday Gobolka Washington kadib markii nin dabley ah uu rasaas ku furay suuq dad…
Waxaa lagu soo waramayaa in rasaas ay ka dhacday xarun ganacsi weyn oo ku taala magaalada Munich ee dalka Jarmalka,
Dhacdo la yaab leh ayaa caawa ka dhacday magaalada Muqdisho kadib markii koox dabley ah ay toogteen kadibna dileen Imaam…
Laba wariye ayaa lagu toogtay gobolka Virginia ee dalka Maraykanka, iyagoo si toos ah waraysi u siinaya telefishinka, waxaana falkan…
