Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdigiisa ayaa ka qeyb galaya Xaflad soo dhoweyn ah oo loogu sameeyay Beerta Rays ee magaalada Boosaaso.…
Browsing: Toos
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane. Maxamed Cabdillaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray degmada Carmo ee Gobolka Bari,halkaasi oo si weyn…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa goor qabtay shir jaraa’id isagoo ku gacan seyray go’aanadii kasoo baxay Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir.
Waxaa maanta ka socota magaalada Muqdisho xafladda dib u furista xarunta hagista diyaaradaha hawada Soomaaliya.
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda munaasabadda xuska sanadguurada 74-aad ee asaaska ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo ka dhaceysa barxadda Dugsiga sare…
Waxaa magaalada Jowhar ka socda xafladda caleemo saarka madaxweynaha cusub ee maamulkaasi Maxamed Cabdi Waare, iyadoo ay ka qeb galayaan…
Bannaanbax looga horjeedo qarixii Muqdisho iyo kooxda Alshabaab ayaa hadda socda magaalada Muqdisho, iyadoo kumanaan qof ay ka qeyb galayaan.
Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ayaa kala ah ayaa bilaabay inay khudbadahooda musharaxnimo ka jeediyaan baarlamaanka maamulkaasi.
https://www.facebook.com/astaansports/videos/1545775485466228/
In ka bandan laba milyan oo xaaji ayaa maanta taagan buurta Carafa ee magaalada Maka, iyadoo maanta ay tahay maalinta…
https://www.facebook.com/sntvnews/videos/1550412261686227/
Natiijooyinka Doorashada dalka Kenya ayaa si isdaba joog ah u soo baxeysa, iyadoo ay socoto tirinta codadka doorashada. Waxaa weli…
[LIVE] Doorashada Madaxweynaha Galmudug -Cadaado –
Kulankii Baarlamaanka Federaalka ee kasooni siinta xukuumadda Soomaaliya ayaa furmay iyadoo xildhibaanada ay ku bilaabeen mooshin.
