War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in madixii Aqalka Cad ee dalka Mareykanka u qaabilsanaa xiriirka uu is casilay.
Browsing: Trump
Warbaahinta Maraykanka ayaa sheegtay in wiilka madaxweyne Trump soddoga u yahay isku dayey in uu si sir ah xidhiidh ula…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo booqasho ku jooga dalka Sacuudiga ayaa xalay ka qeyb galay ciyaarta hidaha iyo dhaqanka Sacuudiga.
La-taliyihii hore ee amniga qaranka Maraykanka Micheal Flynn ayaa eedo cusub lagu helay kadib lacago uu ka qaatay dalalka Turkiga…
Trump oo wareysi siiyay wargeyska The Financial Times ayaa laga soo xigtay isagoo leh in hadii Shiinuhu uu xallin kari…
President Donald Trump has given the US military greater authority to attack militants in Somalia.
Gabadha uu dhalay madaxweynaha Mareykanka Donald ee lagu magacaabo Ivanka Trump ayaa noqoneysa shaqaale ka tirsan Federaalka, waxaana loo magacaabay…
Madaxweynaha Mareykanka ayaa ogolaaday inuu dib ula laabto sharcigii caafimaadka ee lagu bedeli lahaa Obama Care oo ah shariga hadda…
Madaxweynaha Mareykanka ayaa jug kale kasoo wajahday wareegtadiisii labaad ee joojinta dadka kasoo jeeda lix dal oo muslim ah inay…
In ku dhow boqol qof oo Soomaali ah, lagana soo tarxiilay dalka Mareykanka ayaa maanta laga soo dejiyay magaalada Muqdisho.
Agaasimaha guud ee FBI-da James Comey aayaa beeniyay sheegashada Trump ee ka dhanka madaxweynihii hore Barack Obama.
La-taliyihii dhinaca ammaanka ee madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa is casilay, kadib markii uu soo shaac baxay xiriir sharci…
Maxkamadda magaalada New York ayaa taageertay dood sharciyadeed ee ay gudbiyeen dadka ka soo horjeeda xannibaadda sida ku meelgaar ka…
Dowladda Iiraan ayaa jawaab degdeg ah ka bixiyay go’aankii madaxweyanaha cusub ee Mareykanka ee dadka 7 dal oo muslim ah…
Waxaa maanta lagu wadaa in la caleemo saaro madaxweynaha cusub ee Mareykanka Donald Trump oo noqonaya madaxweynaha 45-aad ee Mareykanka.
Magaalada London waxaa lagusoo bandhigay Muuqaal laga sameeyay Shumac adag adag oo si weyn loogu ekeysiiyay Donald Trump, Madaxweynaha 45-aad…
Afhayeen aqalka wakiillada ee dalka Mareykanka Paul Ryan, wuxuu sheegayaa in hadda iyo wixii ka dambeeya uusan u ololeyn doonin musharraxa…
Waxaa soo baxay fadeexad ku saabsan musharax madaxweynaha Mareykanka oo baaritaan lagu sameeyay la ogaaday inuusan muddo 18 sano bixin…
