Haweenay hore la-taliye u ahayd madaxweyne Donald Trump ayaa baahisay cajalad sir ah oo ay ka duubtay Madaxweyne Donald Trump.
Browsing: Trump
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa wacad ku maray inuu ka hortegi doono handadaadda uga timid madaxweynaha Mareykanka iyo dagaalka…
ANKARA, Turkey — For the past six decades, Turkey and the United States have been strategic partners and NATO allies.…
Madaxweynaha Mareykanka oo raba in uu ciidan u sameeyo meel ka baxsan meeraha dhulka. Ciidamada Jawiga sare: Ololaha 2020 ee Trump…
Hooyada iyo aabaha dhalay Marwada u dhaxda Madaxweynaha Mareykanka ee Donald Trump oo ah sodoh iyo sodog ayaa la siiyey…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa markii ugu horeysay qiray arin uu in badan beenin jiray oo ku saabsan in wiilkiisa…
Dowladda Turkiga ayaa si weyn uga horjeesatay go’aanka dowladda Mareykanka ay cunaqabateynta ku saartay labo wasiir oo dowladda Turkiga ka…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa dalbaday in si degdeg ah loo joojiyo baaritaanka la xiriira fadeexaddii Ruushka ee farogalinta doorashada…
Iyadoo uu sii xoogeysanayo dagaalka Ganacsi ee dalalka Mareykanka iyo Shiinaha ayaa dowladda Mareykanka ay wadaa qorshe kale oo ay…
Iyadoo ay kasii dareyso xiisad ka dhex taagan dalalka Mareykanka iyo Iiraan ayaa waxaa ereyo kulul is weydaarsaday madaxweynayaasha Iiraan…
Waaxda Arrimaha Gudaha Dowladda Mareykanka (Homeland Security) ayaa soo saartaay war u fiican Soomaali fara badan oo Mareykanka ku nool,…
Madaxweynaha Mareykanka ayaa dib u sixitaan ku sameeyay hadal kasoo yeeray xilli uu shir jaraa’id la qabtay madaxweynaha Ruushka isagoo…
Madaxweynaha dalka Mareykanka, Donald Trump ayaa booqashadiisi ugu horreysay ee rasmi ah ku tegay magaalada London ee dalka Ingiriiska, iyadoo…
Duqa magaalada Sheffield ee dalka UK oo asalkiisu Soomaali ah, ayaa madaxweynaha Maraykanka ka “mamnuucay” in uu soo booqdo magaalada…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aadan maalinta xoriyadda Mareykanka u diray Madaxweynaha dalkaasi Donald Trump.
Message from U.S. President Donald Trump to President Mohamed Abdullahi Mohamed on the Occasion of Independence Day
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa farriin hambalyo ah oo ku saabsan munaasabadda xoriyadda 1-da Luulyo u soo diray dhiggiisa madaxweynaha…
Safiir ka tirsan danjireyaasha Mareykanka u fadhiyey dalalka dibadda ayaa ku dhawaaqay inuu shaqada uga tegayo isagoo diidan siyaasadda qalafsan…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin, ayaa la shaaciyey inay kulankoodii ugu horreeyey oo rasmi ah ku…
Maxkamadd sare ee Mareykanka ayaa taageertay amarkii madaxweyne Trump oo dalka Mareykanka uu kaga mamnuucay inay tagaan dadka kasoo jeeda…
