Shirkad Soomaaliyeed oo ka shaqeysa arrimaha socdaalka, ayaa arrin ku cusub Soomaalida dhexdooda ku soo kordhisay adeegyada ay qabato.
Shirkad Soomaaliyeed oo ka shaqeysa arrimaha socdaalka, ayaa arrin ku cusub Soomaalida dhexdooda ku soo kordhisay adeegyada ay qabato.
Shirkadda Qarniga ee Tuke Travel ayaa markii ugu horeeysay ka hergilisay adeegyo cusub oo casri guud ahaan dalka Sweden.
Tuke Travel waxeey idiinka haqabtiri doontaa dhammaan adeegyada duulimaadkaaga oo dhameystiran. Waxaan kaa iibinaynaa tikidyada midka ugu raqiisisan isla markaana…