Telefishanka RTR ee Turkiga ayaa caawa faafiyay sawirro cusub oo ku saabsan qaabkii uu saxafiga sacuudiga Jamal Kashoqgi ku galay…
Browsing: Turkey
Madaxweynaha Turkiga Racep Dayyib Erdogan ayaa shaaca ka qaaday in soo bandhigi doonaan baaritaan dhammeystiran oo ku saabsan dilkii saxafiga…
Wakaalada wararka Sacuudiga ayaa faafisay war uu siiyay mas’uul ka tirsan dowladda Sacuuudiga oo ku saabsan sidii ay wax u…
Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin C/casiis uu xilkii ka qaaday ayaa xilalkii ka qaaday laba mas’uul oo sare kuwaasoo la filayo…
Neither Turkey nor the United States has publicly confirmed that Khashoggi is dead or said officially that Riyadh is to…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay gacan-yaraha dhaxal sugaha Sacuudiga ee madaxda ka howlgalkii naxdinta lahaa ee lagu dilay Saxafiga…
Booliska iyo dembi baarayaasha Turkiga ayaa dib uga baxay Guriga Qunsulka Sacuudiga ee magaalada Istanbuul, kadib markii laga hor istaagay…
Booliska iyo dembi baarayaasha Turkiga ayaa caawa galay Guriga Qunsulka Sacuudiga ee magaalada Istanbuul, iyagoo ka bilaabay baaritaan ku saabsan…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa taageero u muujisay dowladda Sacuudiga, iyadoo sheegtay inay ku garab istaageyso ilaalinta danaheeda dhaqaale iyo ka hortagga…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in Booliska iyo Dembi baarayaasha Turkiga loo ogolaaday inay baaraan Xarunta Qunsuliyadda Sacuudiga ee…
Boqorka Sacuudiga Boqor Salaam Bin C/casiis ayaa telefoonka kula hadlay Madaxweynaha Turkiga Rajeb Dayib Erdogan, sida ay shaacisay wakaalada wararka…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku hanjabay inuu tallaabo adag ka qaadi doono Boqortooyada Sacuudiga haddii ay ku caddaato inay…
Qunsulka Boqortooyada Sacuudiga u fadhiya magaalad Istanbuul ee dalka Turkiga oo ah halka la sheegay in lagu dilay qoraaga Sacuudiga…
Maxkamad ku taalla dalka Turkiga ayaa wadaadka Andrew Brunson ee faafiya diinta kirishtanka oo Mareykan ah ku heshay dambi argagixisanimo, hase…
Sida ay qortay jariirada Washington Post Dowladda Turkiga ayaa u sheegay dhiggooda dalka Mareykanka inay hayaan caddeymo maqal iyo muuqaal…
Koox senataro Mareykan ah ayaa ku cadaadinaya madaxweyne Donald Trump inuu baaritaan ku sameeyo maqnaanshaha suxufiga Sacuudiga, taasi oo hogaamin…
Iyadoo ay soo kordhayaan xogaha ku wareegsan qoraaga caanka ahaa ee dalka Sacuudiga Jamal Khashogi oo lagu waayey markii uu…
Saxaafadda Turkiga ayaa shaacisay sawirrada 15 sarkaal oo Sacuudiyaan ah kuwaasoo lagu tuhunsan yahay inay ka dambeeyeen in la waayo…
Warar dheeraad ah ayaa loo dusiyey saxaafadda, iyadoo Safaaradda Sacuudiga ee Turkiga ay ogolaaday in la baaro Qunsuliyadda Istanbuul ee…
Iyadoo warar kaladuwan kasoo baxayaan Qoraaga Caanka ah ee dalka Sacuudiga Kamal Khashogi oo lagu waayey markii uu Talaadadii tegay…
