Turkey and Somalia on Friday signed a pact to boost their strategic economic partnership.
Browsing: Turkey
Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa kala saxiixday heshiis Ganacsi iyo dhaqan. munaabsad ka dhacday magaalada Ankara ee caasimadda Turkiga.
Turkiga ayaa si rasmi ah u bedelay magaca iyo astaanta wadadda ay ku taallo safaaradda dalka Isutagga Imaaraadka Carabta uu…
Dowladda Turkiga ayaa ciidamo cusub dirtay dalka yar ee ku yaalla Khaliijka Carbeed ee Qatar, halkaas oo ay ku leeyihiin…
Dowladdaha Suudaan iyo Turkiga ayaa isku raacay iney dhaqan geliyaan Heshiis iskaashi oo kor u qaadaya ganacsiga ka dib booqasho…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa booqasho rasmi ah oo taariikhi ah maanta uga bilaabatay dalka Suudaan.
Somali President H.E. Mohamed Abdullahi Farmajo Friday attended the passing out ceremony of the first batch of national army troops…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa si kulul ugu jawaabay war uu faafiyay Wasiirka arrimaha dibadda Imaaraadka Abdullah bin Zayed Al Nahyan…
Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelleayaa booqasho rasmi ah uga bilaabatay dalka Turkiga.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdigii uu hoggaamajeyay ayaa dib ugu laabtay magaalada Muqdisho.
Shirkii madaxda dalalka islaamka ee magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ayaa laga soo saaray go’aano adag oo ku saabsan magaalada…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaarey magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa umba-baxay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga.
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa dad badan oo isugu soo baxay magaalada Istanbul u sheegay in uusan Qudus uga…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa cambaareeyay go’aanka madaxweynaha Mareynkanka Donald Trump uu Jerusalem ugu aqoonsaday caasimadaa Israel,wuxuuna Erdogan sheegay…
Turkey is the number one destination for young Somalis studying abroad, Somalia’s public works, reconstruction and housing minister has revealed.
Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa sheegay in ciidamadiisu ka baxeen dhoolatus milatari oo ay gaashaan buurta NATO ku qabanayso…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa booqasho ku tegay dalka Qatar, isagoo wadahada la yeeshay Amiirka dalkaasi Tamim Bin Xamad Al-thani.
Qoriga Turkigu farsameeyo ee loo yaqaan MPT-76 waa Qori heer sare ah oo mar dhow lagu hubeeyay ciidamada ilaalada Jamhuuriga…
Waxaa magaalada Muqdisho si weyn looga xusay sanadguurada 94-aad ee asaaska Jamhuuriyadda Turkiga, waxaana ka qeyb galay madaxda dowladda Soomaaliya…
