Afti guud oo maanta ka dhaceysa dalka Turkiga ayaa lagu go’aaminayaa inuu dalkaasi ka guuro nidaamka Baarlamaaniga ah ee uu…
Browsing: Turkey
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Eng. Mahdi Axmed Guuleed oo weheliyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Yuusuf Garaad Cumar
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Turkiga Mehmet Simsek iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho.
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya ee xilka sii haya C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta booqday saldhiga Milater oo Turkiga ka dhistay…
Dowladda Turkiga ayaa noqotay dowladii ugu horeysay ee taageero dhaqaale siisa dowladda cusub ee Soomaaliya.
Ra’iisal wasaaraha magacaaban ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kulan la yeeshay safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Olgan Bekar.
Madaxweynaha dalka Recep Tayyip Erdogan ayaa khadka telefoonka kula soo xiriiray madaxweynaha cusub Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo si uu ugu…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in nin hubeysan uu isbitaal ku yaala magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ku qabsaday…
Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Ordogan ayaa laga yaabaa inuu dalkiisa sii xukumo ilaa sanadka 2029-ka.
Nin hubeysan ayaa weerar ku qaaday Baar lagu caweeyo oo ku yaala magaalada Istanbul ee dalka Turkiga iyadoo lagu dilay 39…
Nin hubeysan ayaa toogasho ku dhaawacay safiirkii dalka Ruushka u fadhiyay dalka Turkiga Andrey Karlov oo u dhintay dhaawacaasi.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in safiirkii dalka Ruushka u fadhiyay dalka Turkiga toogasho lagu dhaawacay.
Qarax ka dhacay dalka Turkiga ayaa lagu laayay askar fara badan oo ka tirsan Kumaandooska dalkaasi.
7 qof oo musaafur ahaa ayaa lagu qabtay maanta garoonka caalamiga ah ee Atatürk Airport, magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, markii…
The Recep Tayyip Erdoğan School of Health Services was inaugurated in Somalia’s capital Mogadishu on Sunday as the country’s first…
Munaasabadaan xuska aasaaska Jamhuuriyadda Turkiga ee cilmaaniga ah ayaa maanta lagu lagu qabtay safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho.
More details about Turkey’s first military facility in Somalia emerged on Thursday with the construction firm behind the project confirming…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay saldhigga Milatari ee dowladda Turkiga ka furaneyso magaalada Muqdisho sida ay qortay saxaafadda Turkiga.
Turkiga ayaa saldhigii ugu horeeyay ee ciidan oo ku yeelanayo Qaarada Afrika ka furanaya dhowaan dalka Soomaaliya.
Madaxweynaha Turkiga ayaa caalamka kaga yaabay maanta kadib markii hambalyada Ciidul Adxaa u kala diray malaayiin muslimiin ah isagoo luuqadahooda…
