Ciidamada Ammaanka Turkiga ayaa baahiyay muuqaalka iyo sawirka nin habeenkii sanadka cusub dad badan oo damaashaad ku jiray ku laayay…
Browsing: Turkiga
Safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho ayaa faafisay Muuqaal ay duubeen kaamerooyinka CCTV oo ku saabsan qaraxyadii maanta ka dhacay Muqdisho.
Xubno uu hogaaminayo sii-hayaha Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta booqday xarunta KMG ah ee Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ku…
Ururka khilaafada islaamiga ha ee Daacish ayaa soo saaray Video waxashnimo ah oo muujinaya laba askari oo Turki ah oo…
Qarax ka dhacay dalka Turkiga ayaa lagu laayay askar fara badan oo ka tirsan Kumaandooska dalkaasi.
20 Boolis ah ayaa la soo weriyay inay ku dhaawacmeen qaraxyo ka dhacay meel u dhow Garoonka Kubadda Cagta oo…
Dowladda Turkiga ayaa markii ugu horeeysay kashiftay lacagta deeqda ah ee ay bil bil waliba siiyaan dowladda Soomaaliya si loogu kabo miisaaniyadda.
Dowladda Turkiga oo ka mida dalalka dhaqaale ahaan taageera Soomaaliya ayaa dhinaca dhaqaalaha ka taageereysa Doorashada Soomaaliya 2016.
Munaasabadaan xuska aasaaska Jamhuuriyadda Turkiga ee cilmaaniga ah ayaa maanta lagu lagu qabtay safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho.
Dowladda Turkiga ayaa deeq ka kooban Laba Bas ku wareejisay taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ee magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay saldhigga Milatari ee dowladda Turkiga ka furaneyso magaalada Muqdisho sida ay qortay saxaafadda Turkiga.
11 askari ayaa lagu dilay, 78 kalena waa lagu dhaawacay weerar is miidaamin ah oo lagu qaaday xarun ay Booliska Turkiga…
30 qof ayaa lagu dilay, 94 kalena dhaawac ayaa kasoo gaaray qarax lala beegsaday xaflad aroos oo ka socotay dalka…
Askartii isku dayay inay khaarijiyaan madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan
Isbitaalka DEVA ee Muqdisho albaabada ayaa loo laabayaa waxaana Qalabkiisii oo lagu wareejinayaa Isbitaalka Ordogan (Digfeer)
Safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegay inay la wareegtay Dugsiyadii waxbarasho iyo Isbitaalka DEVA
Dhaqaatiirta iyo shaqaalihii Turkiga ee ka shaqeynayay oo dowladda Soomaaliya ay toddobaadkii hore u qabatay
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku dhawaaqay in xaalad degdeg la geliyay dalka Turkiga,
Taliyihii hore ciidamada cirka ee Turkiga Jeneral Akin Ozturk oo xabsiga ku jira ayaa laga soo xigtay inuu qirtay inuu…
Waxaa soo baxay faahfaahin ku saabsan sidii uu u dhacay Afgembigii dhicisoobay ee dalka Turkiga habeenkii Jimacaha,
