Madaxweynaha xilka sii haya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qiray in ciidamo aan ka tirsaneynin AMISOM ay Itoobiya ka joogaan Soomaaliya.
Maamulka Tv-ga Universal, ayaa ka hadlay xariga Magaalada Muqdisho loogu geystay labo Suxufi oo ka tirsan Tv-ga xaruntiisa Magaalada Muqdisho,…