Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa afka furtay isagoo shir jaraa’id oo uu goor dhoweyd qabtay ku faahfaahiyey weerarkii lagu…
Browsing: UAE
Wararka laga helayo magaalada Cadan ee dalka Yeman ayaa sheegaya in koox reer Koonfured gooni u goosad ah ay la…
Iyadoo ays ii kordheyso xiisada duulimaadka hawada ee dalalka Qatar iyo Imaaraadka ayey dowladda Imaaraadka shaacisay in diyaarado dagaal oo…
Sheekh ka mida qoyska xukuma Qatar ayaa sheegay inuu ku xiran yahay dalka Imaaraatka Carabta oo uu marti ugu ahaa…
Turkiga ayaa si rasmi ah u bedelay magaca iyo astaanta wadadda ay ku taallo safaaradda dalka Isutagga Imaaraadka Carabta uu…
Baaritaankii dowladda Soomaaliya ku sameysay weerarkii ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ee Imaaraadku tababaray ayaa soo dhammaaday iyadoo la filayo…
Iyadoo dhowaan uu madaxweynaha Soomaaliya xilkii ka qaaday Ku-xigeenkii Xeer Ilaaliyaha Qaranka Dr. Axmed Cali Abuukar ayaa warar kala duwan…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa abaabul cusub ka bilwoday dalkeeda, kaasoo looga horjeedo dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Xaalad aan caadi ahayn ayuu ku sugnaa guri uu Muqdisho ka deganaa Siyaasiga wasiirka hore soo noqday iyo musharaxa madaxweyne…
Xukuumadda Somaliland ayaa hakinaysa dhismaha Saldhigga militari ee dowladda Imaaraadka Carabtu ka wado magaalada Berbera.
Dawladda Tuniisiya ayaa dalkeeda ka mamnuucday diyaaradaha shirkadda Emirates, ka dib markii tiro haween ah oo Tuniisiya u dhashay laga…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa si kulul ugu jawaabay war uu faafiyay Wasiirka arrimaha dibadda Imaaraadka Abdullah bin Zayed Al Nahyan…
Ololaha siyaasadeed ee lagu diyaariyay mooshinka ka dhanka ahaa madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo wuxuu ka soo bilowday dalka Imaaraadka Carabta,…
Waxaa soo baxay warar sheegaya in dowladda Qatar ay qoraneyso dagaalyahanno kasoo jeeda Soomaaliya iyo Kenya oo weerarro argagixiso ka…
Agaasimihii xilka laga qaaday ee Haya’dda Nabadsugidda Soomaaliyeed C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa ku biiray siyaasiyiinta mucaaradka ee ka horjeeda…
Divers Marine Contracting LLC started construction of a United Arab Emirates naval base in a semi-autonomous region of northern Somalia.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Axmed ayaa la sheegay inuu ka baxay isbaheysi siyaasadeed oo dowladda Imaaraadka u dhistay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta soo gabagabeynaya socdaalkiisii dalka Imaaraadka Carabta.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cllaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga dalka Imaaraadka ayaa caawa maamuus u sameeyay dadka u soo halgamay…
Madaxweynaha maamul Gobleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta u dhoofay dalka Itoobiya, isagoo kadib u socdaal ku tegi…
