Dowlad Goboleedka Puntland ayaa shaacisay War ku sabasan in dalka Imaaraadka Carabta uu dadka Soomaaliyeed u fududeeyay: Arrimaha socdaalka, Dal-ku-galka…
Browsing: UAE
Wararka laga helayo saraakiisha wasaaradda Gaashaandhigga ayaa sheegaya inuu socdo qorshe lagu doonayo in ciidamadii uu tababarray Imaaraadka Carabta lagu…
Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) oo maanta dib ugu laabtay magaalada Boosaaso kadib muddo toddobaad ah oo…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa shir jaraa’id ku qabtay goor dhoweyd magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta,…
At least 600 weapons were stolen in the past week from a former United Arab Emirates-run training center in Somalia’s…
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya inay jirto xaalad hubanti la’aan ah oo ka dhalatay ciidamo ka mida kuwii…
Maalmihii ugu danbeeyay waxaa soo baxayay warar ku saabsan in Imaaraadka Carabta uu bilaabay inuu Vissa saaro baasaboorka Maamulka la…
Markabkii Dowladda Imaaraadka ee lagu rarray Qalabka Milateri iyo Saanad u taallay xerada Milateriga ee Jen. Gordon oo ay maamuli…
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mucaaradka Somaliland ayaa shaaciyey inuu madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu wax ka ogaa heshiiska…
Wafdi ka socda dowladda Imaaraadka oo la sheegay inuu k koobnaa 12 xubnood ayaa maanta tegay magaalada Hargeysa, iyagoo kulan…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa Qalab isugu jira Gaadiid, Saanad Milateri iyo agab kale oo culus bilowday inay rarto magaalada Muqdisho,…
Wakaalada Wararka dalka Imaaraadka ayaa baahisay goor dhoweyd in diyaarado dagaal oo ay leedahay dalka Qatar ay halis geliyeen amiga…
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa beeniyay inuu jiro wax heshiis ah ama is faham oo…
Taliska ciidamada xoogga dalka ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta si rasm ah ula wareegtay Ciidamadii ay tababarreen Imaaraadka, saldhiggii Jen.…
Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa ka dhoofay garoonka diyaaradaha agaalada Bosaso, isagoo ku sii jeeda Magaalada Abu…
Kooxda Xuutiyiinta dalka Yeman ayaa la safatay dowladda Soomaaliya iyadoo ku taageertay xiisadda diblomaasiyadeed ee kala dhaxeysa Imaaradda Abu Dhabi.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa beeniyay inuu jiro heshiis ay dowladda Imaaraadka la gashay dowladihii Soomaaliya.
Waxaa mar kale sii xoogeystay dagaal warbaahineed oo ay Imaaraadka Carabta ku heyso dowladda Qatar iyo doorkeeda Soomaaliya, iyadoo sidoo…
Wareysi laanta Afka Carabiga ee BBC-da la yeealatay Wasiiru dowlaha Arrimaha dibadda Imaaraadka Anwar Qarqaash ayaa xiisado siyaasadeed ka dhaliyay…
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa afka furtay, isagoo dhaliil kulul u jeediyay xukuumada Somaliland ee uu hogaaminayo Muuse…
