Waxaa magaalada Muqdisho laga bilaaby waanwaan laga dhex wado Saraakiil ka tirsan ciidamad Milateriga, Qeybta 27-aad oo dhowaan ciidamo kala…
Browsing: Ugaas Maxamuud Cali
Ugaas Maxamuud Cali Ugaas ayaa ku dhawaaqay inay joojiyeen xiriirkii iyo shirarkii ay la lahaayeen AMISOM ee ku saabsanaa xasuuqii…
Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la yeeshay odayaasha dhaqanka ee Beeshooda Mudullood.
Ugaaska Beelaha Mudullood Ugaas Maxamuud Cali Ugaas ayaa dulmi iyo ihaano ku tilmaamay wararka sheegaya in Gobolka Banaadir loo qoondeeyay…
Duubabka beesha uu kasoo jeedo Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa Gurigiisa ku booqday, kadib markii shalay loo diiday inuu…
Shir ay isugu yimaadeen odayaasha Dhaqanka Beelaha Muqdisho qaarkood ayaa maanta gelinkii danbe ka dhacay magaalada Muqdisho.
Duubabka Dhaqanka Beesha Mudulood ayaa ka baaqsaday ka qeyb galka caleemo saarka Ugaaska Beesha Xawaadle
Beel ka mid beelaha Muqdisho ayaa sheegtay in kulamo u socday muddo dhowr bilood ah waxgaradka, siyaasiyiinta, madax dhaqameedka, dhalinyarada,…
