Ugaaska Beesha Gaaljecel Ugaas C/raxmaan Ugaas Cabdullahi oo ka mid ah duubabka waaweyn ayaa maanta ku biiray shirka Jowhar.