Browsing: Uhuru
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay dib u soo celisay xiriirkii Diblomaasi ee ay u jartay dalka Kenya.
Shir madaxeedkii 38-aad ee IGAD oo aan caadi ahayn ayaa goor dhoweyd Caawa lagu soo gabagabeeyay dalka Jabuuti, iyadoo xal…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa difaacday safarka uu Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ku tegayo dalka Kenya, iyadoo sheegtay inuu magaalada Nairobi…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliya Axmed Ciise Cawad ayaa beeniyay warar si weyn loo baahiyey oo ku saabsan kulan 13-ka bishan…
Kulanka Saddex-Geesoodka ah ee maanta ka dhacay Nairobi, waxay Madaxtooyuad Villa Soomaaliya shaacisay inaan looga hadlin soohdinta badda ee labada…
Dowladaha Somalia iyo Kenya ayaa heshiis ku gaaray inay dib u soo celiyaan xiriirkii diblomaasiyadeed, kadib wadahadal goor dhoweyd ku…
Wararka laga helayo magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in kulan gaara uu goor dhoweyd uga bilowday Madaxda…
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa galabta Madaxtooyada Kenya ku qaabilay Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo booqasho ku jooga…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo maanta gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegay inay booqasho rasmi ah…
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyattta ayaa shaacisay in la soo gabagabeeyay weerarkii argagixiso ee ka dhacay magaalada Nairobi, iyadoo la laayey…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho hal cisho ah ku jooga dalka Kenya ayaa maanta wada…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay muranka ka taagan Derbiga Kenya ka dhiseyso Xuduudka Kenya.
Guddoomiyaha Gobolka Gedo ayaa ugu danbeyn u halday dowladda Soomaaliya, isagoo sheegay in dowladda Soomaaliya ay hakisay dhismaha Derbigii Kenya…
Dalka Kenya ayaa la filayaa inuu maanta yeesho laba madaxweyne kadib markii mucaaradka ay hoggaamiyahooda Raila Odinga u dhaariyaan xilka…
Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa ku dhawaaqay in loo caleemo saarayo madaxweynaha shacabka Kenya.
Rabashado xoogan ayaa ka billowdey deegaanka Kisumu oo ah halka uu kasoo jeedo hoggaamiyaha mucaaradka dalka Kenya Rail Odinga.
Doorashada ku celiska ah ee maanta ka dhaceysa dalka Kenya, ayaa waxaa hareeyey isku dhacyo u dhaxeeya booliska iyo dibad-baxayaal,…
Rabashado ayaa ka bilowday dalka Kenya meelo ka mida kadib markii maxkamadda sare ee dalkaasi oo maanta lagu waday inay…
Guddiga doorashooyinka iyo xuduudaha Kenya ee IEBC ayaa ku dhawaaqay in 17-ka bisha Oktoobar la qaban doono doorashada madaxweynenimo ee…
