Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa faahfaahin ka bixiyey go’aanka dowladda Somalia shaqadii uga joojisay Wakiilka Qaramada Midoobey ee…
Browsing: UN
Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal ku saabsan Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Haysom oo laga dhigay…
PRESS STATEMENT 01/2019
Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Hayom ayaa warqad u qoray Wasiirka Amniga…
Waxaa soo shaac baxday qoraal uu wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya u diray Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya, taasoo su’aalo badan…
PRESS STATEMENT 16/2018 The Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia, Nicholas Haysom, condemned in the strongest possible terms…
Dowladda Maraykanku ayaa ku fashilantay Qarar ay hor geysay Golaha guud ee Qaramada Midoobay.
Dowladda Jabuuti ayaa si lama filaan ah usoo dhoweysay go’aanka Golaha Amniga Qaramada Midoobay uu xayiraadaha uga qaadday dalka Eritrea.
In a statement attributable to his Deputy Spokesman Farhan Haq, the Secretary General reiterated “the support and solidarity of the…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) iyo Madaxa xukuumadda maamulkaasi Sheekh Axmed Shaakir Cali Xasan ooe hoggaamiya Garabka Galmudug ee…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ogolaaday in Aqalka sare uu dhexdhexaadiyo madaxda dowladda federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada,…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bogaadiyay dadaallada Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Ergada Soomaaliya ee…
Soomaaliya ayaa ka mid noqotay mid ka mida guddiyada Qaramada Midoobay ee muhiimka ah, kadib markii ay tartan u gashay.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in danjirihii Mareykanka u fadhiyey Qaramada Midoobay ay xilkii iska casishay.
Wakiilka cusub ee xoghayaha guud ee Q/Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa maanta kasoo degay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Dowladda Soomaaliya ayaa saxiixday heshiis heer caalami ah oo ku saabsan Cahdiga Qarammada Midoobay ee dhowrista Xuquuqda Dadka Naafada ah.
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliya Danjire Axmed Cawad Ciise oo khudbad ka jeediyay shirka Golaha guud ee Q/Midoobay…
Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar ayaa kala saxiixday heshiisyo ku saabsan mashaariic shaqo abuur ah oo dowladda Qatar ka fulineyso Soomaaliya.
Ka hor inta aanu dhamaystirin xilkiisa oo ah madaxa ugu sareeya Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Michael Keating ayaa xoogaa waqti…
Xoghayaha gud ee Q/Midoobay ayaa si rasmi ah u magacaabay wakiil cusub oo yu qaabilsan Somalia, kadib uu dhammaaday xilligii…
