Qoraal goor dhoweyd kasoo baxay safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Mareykanku taageerayo in isbedel lagu sameeyo diba…
Browsing: US
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika AFRICOM ayaa ka hadlay qarax Alshabaab ku qaaday degaanka Jannaayo Cabdalla ee Koonfurta Soomaaliya, iyadoo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ogolaaday inuu shir kale u qabto dhammaan Madaxda Maamul Goboleedyada dalka si heshiis guud…
Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa shaacisay kulamo uu shalay iyo maanta safiirka Donald Yamamoto la yeeshay Madaxweynayaasha Jubbaland Axmed Maxamed…
Shiinaha ayaa laba Gantaal oo kuwa heerkoodu yahay meel dhexe ah ku riday diyaarad wax basaasta oo Mareykanku leeyahay Zoon-ka…
Dowladda Mareykanka ayaa la sheegay inay ka dalbatay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo inuu qabto shir dhameystir u ah shirkii…
Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa War yaab leh kasoo saartay Shirka Dhuusamareeb 3, iyadoo qas-wadayaal ku tilmaantay kuwa ka maqan…
Dowladda Mareykanka ayaa si toos ah ugu eedeysay Madaxweynaha Soomaaliya inuu xiisad siyaasadeed dalka ka abuuray markii isaga iyo baarlamaanka…
Safaaradda Mareyanka ee Soomaaliya ayaa war kasoo saartay shirka Dhuusamareeb 3 ee laga cabsi qabo inuu dib u dhac ku…
Haweeneyda asalkeedu yahay Soomaali ee ka tirsan Aqalka Wakiilada Mareykanka Ilhan Cumar ayaa ku guuleysatay doorashada xisbigeeda Dimoqraadiga u galayo…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa soo saray Wareegto dalkiisa looga mamnuucayo shirkadda isticmaalka iyo la-macaamilka barta caanka ah ee bulshada…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa shaaciyye inay duqeyn ka fuliyeen degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe, iyadoo halkaasi…
Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ee xilka sii haya ayaa ka noqday war lagu cambaareyan lahaa Mareykanka iyo Midowga Yurub oo…
Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ayaa beenisay in la beddelay Ambassador Donald Yamamoto, sida uu sheegay Afhayeen u hadlay safaaradda.
Ilhaan Cumar oo ka mida Koongareeska Mareykanka ayaa goor dhoweyd shaacisay in aabaheed Nur Cumar Maxamed uu Geeriyooday.
Mareykanka ayaa dalab culus u diray madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, oo laga dalbaday inuu shir isugu yeero Madaxda Dowlad…
Wararkii ugu danbeeyay baaritaanka kiiska ninkii madoobaa ee George Floyd oo Boolis Caddaan ah ku dileen Gobolka Minnesota ayaa la…
Imaaraadka ayaa si lama filaan ah u cambaareeyay qorshaha Yuhuudda iyo Mareykanku wataan, iyadoo sheegay in tallaabo kasta, oo hal…
Waxaa sii xoogeystay bannaanbaxyada waaweyn ee ka dhashay dilkii Ninka Madowga ahaa ee George Flyod ee askariga Caddaanka ah uu…
Bannanabaxyadii ka dhashay dilka ninkii Madowga ahaa ee George Floyd ayaa ku sii fiday magaalooyinka Mareykanka, iyagoo soo gaaray Aqalka…
