Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa shaaciyay in ciidamada Mareykanka ee ku sugnaa Dalka Siiriya ay halkaasi isaga baxayaan, iyadoo ay…
Browsing: US
Mareykanka ayaa ku dhawaaqay inuu kaalmo lacageed oo lagu gargaarayo Soomaaliya, sida ay shaacisay Hay’adda gargaarka u qaabilsan dalkaasi ee…
Bayaan kasoo baxay Guddiga howl-galka Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu shaaciyey in maanta si rasmi ah dib loogu aas-aasay, loona…
Safaaradda Mareykanka ee magaalada Muqdisho ayaa war kasoo saartay weerarkii Alshabaab maanta ku qaadeen Saldhiga Ballidoogle ee Gobolka Sh/Hoose oo…
Alshabaab ayaa war degdeg ah kasoo saartay weerarka ay maleeshiyo ka tirsan ku qaadeen saaka Saldhigga ciidamada iyo garoonka Diyaaradaha…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in weerar culus oo ku bilowday qaraxyo lagu qaadya saldhigga weyn iyo Garoonkii diyaaradaha…
XIldhibaanno iyo siyaasiyiin mucaarad ku ah madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmajo oo ay wehliyaan tageerayaashooda ayaa dagaal kale ka qarxiyey…
Dowladda Somaliya ayaa markii ugu horeysay in muddo ah waxay dhisme u iibisay Safaaradda Somalia ee dalka Mareykanka oo ku…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xariga ka jaray dhismaha cusub ee safaaradda Soomaaiya ka furatay magaalada Washington…
Dowladda Mareykanka ayaa xayiraad ku soo rogtay 7 qof oo Kenyaan ah, kuwaasoo lala xiriiriyey inay taageeraan argagixisada, sida lagu…
Guddoomiyaha Gobolka Banadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed Finish ayaa xarunta safaaradda Mareykanka ee aagga Xalane kulan kula…
Xisbiga Dimuqraaddiga ayaa ku dhawaaqay inay bilaabayaan Mooshin xilka looga qaadayo madaxweynaha Mareykanka Donald Trump.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo markii ugu horeysay ka qeyb galaya shirka Golaha Guud ee Q/Midoobay ayaa kulamo gaargaar…
Sacuudiga ayaa sheegay inuu shaacin doono maanta ciddii ka danbeysay weerarkii lagu qaaday xarumaha laga soo saaro shidaalka dalkaasi oo…
Boqorka Sacuudiga ayaa ka hadlay weerarradii lagu qaaday xarumaha Shidaalka ee Bariga dalkaasi oo sababay in kala bar uu hoos…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa waraaqihii Aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona Mareykanka Danjire Cali…
Madaxweynaah Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inay hayaan xog ku saabsan weerarradii lagu qaaday xarumahad shidaalka Sacuudiga, kuwaasoo tilmaamaya inay…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Tump ayaa si lama filaan ah xilkii uga qaaday la-taliyihiisii dhinaca Amniga John Bolton, kadib qoraal uu…
Toogashooyin ka dhacay dalka Mareykanka ayaa lagu dilay ugu yaraan 5 qof, iyadoo lagu dhaawacay 20 kale, iyadoo falkan uu…
Taliska ciidamada Mareykanak ee Afrika ayaa war kasoo saaray Duqeyn dhinaca cirka ah oo maanta ay ka fuliyeen dagaalamyaasha Al-Shabaab…
